Weriyaha HCTV Ee Gobolka Gabiley oo xabsiga lo taxaabay kadib markii u soo duubay war ka nixiyeey xukuumadda siilaanyo oo calankii xisbigeedda oo la Gubay.

0
Thursday October 30, 2014 - 21:02:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 835
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weriyaha HCTV Ee Gobolka Gabiley oo xabsiga lo taxaabay kadib markii u soo duubay war ka nixiyeey xukuumadda siilaanyo oo calankii xisbigeedda oo la Gubay.

    Gabiley(xogreebnews.com_weriye mukhtaar Nuux Ibraahin ayaa xabsiga lo taxaabay caawa. waxaanay warar ay heelayso shabakadda warar ee xogreebnews.com- sheegayaan .in weriyaha uu xadhigiisa amray maayerka Gabiley shacayb maxamed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabiley(xogreebnews.com_weriye mukhtaar Nuux Ibraahin ayaa xabsiga lo taxaabay caawa. waxaanay warar ay heelayso shabakadda warar ee xogreebnews.com- sheegayaan .in weriyaha uu xadhigiisa amray maayerka Gabiley shacayb maxamed. Gabiley(xogreebnews.com_weriye mukhtaar Nuux Ibraahin ayaa xabsiga lo taxaabay caawa. waxaanay warar ay heelayso shabakadda warar ee xogreebnews.com- sheegayaan .in weriyaha uu xadhigiisa amray maayerka Gabiley shacayb maxamed.kaaso ka xanaaqay mudaharaad uu werihu waxka duubay maanta kaaso ku saab-sanaa cadho gaaxatay oo dadweynaha Reer Gabiley ay u qabaan xukuumadda siilaanyo oo ay maanta u gubbeen calankii xisbigiisa Kulmiye.weyahan ayaa ku xidhan xaq-darro isaago werihuu u Gudatay waajibkiisi qaran oo keliyaamaha markii ugu horeysay ee xay xukuumadan talladda haysaa ay xabuusto suxufi Gudanayaa waajinkiisi qaran ka u hayeey.xogreebnews.com office Gabiley cabdi casiis Bashiir NUUR


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured