Xukuumada Siilaanyo Oo Xabsiga U Taxaabtay Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga Waddani–

0
Thursday October 30, 2014 - 20:46:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 774
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Siilaanyo Oo Xabsiga U Taxaabtay Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga Waddani–

    Hargeysa-(xogreebnews.com_Xogahayaha Xanaanada Xoolaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Xasan Axmed Goodaad,ayaa Xabsiga loo taxaabay kadib markii uu dhawaan dhaliilo ugu jeediyay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan(Saleebaan-Gaal).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(xogreebnews.com_Xogahayaha Xanaanada Xoolaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Xasan Axmed Goodaad,ayaa Xabsiga loo taxaabay kadib markii uu dhawaan dhaliilo ugu jeediyay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan(Saleebaan-Gaal).
Hargeysa-(xogreebnews.com_Xogahayaha Xanaanada Xoolaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Xasan Axmed Goodaad,ayaa Xabsiga loo taxaabay kadib markii uu dhawaan dhaliilo ugu jeediyay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan(Saleebaan-Gaal).
Xukuumada Somaliland ayaa dhibsatay Dhaliilo xoogan oo uu u jeediyay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan-Gaal sida ay ugu badheedheen in ay xulafo la noqdo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo iyo Garabka Xildhibaana Wakiilada ee ka dhanka ah Gudoomiye-ciro.
Xasan Axmed Goodaad oo katirsan Gudida Fulinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa hada ku xidhan Xarunta C.I.D. ee Magaalada Hargeysa,waxaana la sheegay in loo diiday in lagu booqdo halkaasi waxaanay wararku tibaaxeen in Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade si gaar ah ugu balamiyay,Ciidanka C.I.D.
Masuulkan ka tirsan Xisbiga Waddani ayaa loo diiday in ay soo bookhdaan Ehelada iyo Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, taas oo xadgudub ku ah Xoriyada Muwaadinka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured