Mid Kamid Ah Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Muqdisho Oo Isku Dey Dil Ka Badbaadey.

0
Thursday October 30, 2014 - 17:22:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 807
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid Kamid Ah Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Muqdisho Oo Isku Dey Dil Ka Badbaadey.

    Muqdisho(xogreebnews.com_Waxaa Goordhaw Qarax Miino lala eegtay gaari uu la socday Gudoomiyaha Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir Aadan Maxamed Cumar, xili uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_Waxaa Goordhaw Qarax Miino lala eegtay gaari uu la socday Gudoomiyaha Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir Aadan Maxamed Cumar, xili uu Muqdisho(xogreebnews.com_Waxaa Goordhaw Qarax Miino lala eegtay gaari uu la socday Gudoomiyaha Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir Aadan Maxamed Cumar, xili uu marayay agagaarka Warshada Baastada ee Degmada Hiliwaa.Goob jooge ayaa ku waramay qaraxa oo ahaa nuuca Miinada dhulka lagu aaso lagana hago meelaha fog fog in lala eegtay gaari uu la socday Gudoomiyaha Degmada Dharkeenley oo marayay meel aan ka fogeyn Warshada Baastada.Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Degmada Dharkenley uu ka bad baaday qaraxa miino ee lala eegtay gaarigiisa ,balse qaraxaasi uu waxyeelo gaarsiiyay qaar kamid ah Ciidamadii ilaalada u ahaa .Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya ayaa howlgalo kooban ka sameeyay halka qaraxa lagula eegtay Gudoomiyaha Degmada Dharkeenley , lamana oga in Ciidamada ay u suurto gashay qabashada dadkii ka dambeeyay qaraxaaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured