Siilaanyo : Been 90 Jir Sheego Tii Ugu Weyneyd Uguna xumeyd Qarniga 21aad.

0
Thursday October 30, 2014 - 16:48:12 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 927
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siilaanyo : Been 90 Jir Sheego Tii Ugu Weyneyd Uguna xumeyd Qarniga 21aad.

    Weedhihii beenoobay ee Siilanyo xiligii olalaha lagu xasuusto waxaa ka mida.(Udub way tageysaa ha tahriibin walaal).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weedhihii beenoobay ee Siilanyo xiligii olalaha lagu xasuusto waxaa ka mida.(Udub way tageysaa ha tahriibin walaal). Siilaanyo wuxuu shacabka ku beerlaxowsadaa doorashadu xiligeedii ayey ku dhacaysaa hoostana mudo kordhin laba(2)sano ah ayuu ka wadaa,waa beentii qarniga 21aad ee 90 jir daalin ahi sheego tii ugu weyneyd ,Rasuulku csw naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaatee wuxuu yidhi beena waasku ummadeyda kama mid aha.Xasuus:-Weedhihii beenoobay ee Siilanyo xiligii olalaha lagu xasuusto waxaa ka mida.(Udub way tageysaa ha tahriibin walaal).Siilaanyo ayaa lagu xusuustaa odhaahdiisii caanka ahayd ee uu ku galay ololahii doorashada madaxtooyadda ee sanadkii 2010 wakhtigaas oo siilaanyo ku guuleystey inuu dalka ka nodqo madaxwayne,odhaahdii caanka ahayd ee siilaanyo ololaha ku galay ayaa noqotay mid beenawday iyadoo tahriibki hada uu ka sii badanyahay wakhtigii xukuumaddii hore talda dalka haysay.Si kastaba ha ahaatee waxaa shacabku ogyahay sida aanay u dhaboobin odhaahii caanka ahayd ee siilaanyo iyo xisbigiisa Kulmiye(Dumiye) ololaha ku galeen,waana been 90 jir sheego tii ugu xumeyd.Yusuf Janale.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured