Khilaafka Golaha Guurtida Iyo Xukumadu Ka Wadaan Aqalka Wakiilada Waxaa Uu La Midyahay Go'aanka Indho La'aanta Ahaa Ee Lagu Riday Baliga Diiriye+Faallo Xiiso Leh.

0
Wednesday October 29, 2014 - 16:47:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaafka Golaha Guurtida Iyo Xukumadu Ka Wadaan Aqalka Wakiilada Waxaa Uu La Midyahay Go'aanka Indho La'aanta Ahaa Ee Lagu Riday Baliga Diiriye+Faallo Xiiso Leh.

    Burco(xogreebnews.com_ Khilaafka Baryahaba ka dhex taagan xukumada galayaasha wakiilada Iyo guurtida waxaa uu la mid yahay ka baliga diiriye ee xukumada Axmed Siilanayo isku dayayso Inay ku bixiso dhulka beesha reer biniin ee gashaan buurta axamad fa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(xogreebnews.com_ Khilaafka Baryahaba ka dhex taagan xukumada galayaasha wakiilada Iyo guurtida waxaa uu la mid yahay ka baliga diiriye ee xukumada Axmed Siilanayo isku dayayso Inay ku bixiso dhulka beesha reer biniin ee gashaan buurta axamad faarax
Burco(xogreebnews.com_ Khilaafka Baryahaba ka dhex taagan xukumada galayaasha wakiilada Iyo guurtida waxaa uu la mid yahay ka baliga diiriye ee xukumada Axmed Siilanayo isku dayayso Inay ku bixiso dhulka beesha reer biniin ee gashaan buurta axamad faarax
Buuqa hadheeyay golaha wakiilada Iyo xukumada ayaa salka ku haya ka fiirsosho la'aanta xukumada ee ay go'aamada Degdegaa ku ridayso beelaha walalahaa ee Isku qabta had Iyo jeer Deegamada Iyo dhulka ay degaan.
Waxay ahayd dhawaan markii xukumada madaxwayne Siilanayo Iyo golaha guurida go'aan khaldan oo is burinaaya ku riday dhowr jeer beelaha reer biniin Iyo cabdalle arab oo Isku hayay dhulka ku yaala magaalada burco waqooyigeeda.
Xukumada Axmed siilaanyo waxa ay ka gashay beesha gashaan buurta axmed faarax ee reer biniin godob Wayn oo samayn doona yaga qudhooda hadaan xal waara laga gaadhin baliga diiriye Guuleed oo labada beelood Isku hor fadhiyaan lana Kala dhex dhigay ciidamo bolis ah. Beesha Habar jeclo ayaa xitaa arinkan aad uga cadhootay madaama ay walalo yihiin beesha kale ee Axmed faarax oo dhulkoodii Waji lagu raadsaday waxaana xigi doonta in dhul badan oo kale oo beelwaynta habar jeclo leedahy la bixiyo hadii cidkale ku qabsato.
Hadaba arinka golaha guurtidu ka dhex curiyay khilaafka golaha wakiilada ayaa waxay isku midyihii kan ka dhacay Magalaadda burco ee inta Xukumadu soo xushay rag aan u danaynayn danaha amaanka beelaha walalaha Ah ee wada dega gobolka togdheer soo Kala dhex dhigay Khilaaf sabababi kara khasaare aad u baladhan.Waxaa looga baahanyahay xukumada Iyo golaha guurtida inay ogadaan waxa ka dhalan kara go'aamada khaldan ee ay ka dhex wadaan dalka Iyo beelaha walalaha ah ee wada dega baliga diiriye.
Hada waxaad ogtihiin in golihii wakiilada khilaaf xoogani ka dhex qarxay waxaana lugwayn ku leh golaha guurtida oo aan la aqoon Waxa helay madaama uu ahaan jiray tariikh ahaan meesha kaliya ee laysugu noqdo marka arimo noocan oo kale ka dhacaan dalka".
Burco/Somaliland
Axmed M.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured