Wasiir waran-cadde Inuu Beenaale yahay maxkamadda Cadeeysay, Xukunkii Cabdilaahi Abokor-na Inuu Xaaran-yahay Qareenna Caddeeyey !W Q Cabdi casiis Bashiir Nuur

0
Tuesday October 28, 2014 - 21:19:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1008
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir waran-cadde Inuu Beenaale yahay maxkamadda Cadeeysay, Xukunkii Cabdilaahi Abokor-na Inuu Xaaran-yahay Qareenna Caddeeyey !W Q Cabdi casiis Bashiir Nuur

    Hargeisa(xogreebnews.com_Soomaaliddu Been ma maah-maahdo balse way sheegtaa. Wasiirka arrimaha Guduhu waa nin aad uu weyn alla, weyne . waa nin aan lahayn Tin badoow yacni waa wadaa ciro.waa siyaasi Da” ah. Balse Bentu umma Fiicnaa iyo Ku xad-g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Soomaaliddu Been ma maah-maahdo balse way sheegtaa. Wasiirka arrimaha Guduhu waa nin aad uu weyn alla, weyne . waa nin aan lahayn Tin badoow yacni waa wadaa ciro.waa siyaasi Da” ah. Balse Bentu umma Fiicnaa iyo Ku xad-gudubka qof Bini-aadam ah

Hargeisa(xogreebnews.com_Soomaaliddu Been ma maah-maahdo balse way sheegtaa. Wasiirka arrimaha Guduhu waa nin aad uu weyn alla, weyne . waa nin aan lahayn Tin badoow yacni waa wadaa ciro.waa siyaasi Da” ah. Balse Bentu umma Fiicnaa iyo Ku xad-gudubka qof Bini-aadam ah . aan uu dhaadhaco dulucda maqaalkan. Muddo hadda laga joogo sideed ayaa khilaaf aad u culusi ka dhax-qarxay xisbiga talada wadanka hayaa ee Kulmiye kaaso u kala jabay laba Garab. Kuwaaso kala lahaa dammac, salka ku hayaa cidaa isaa-soo sharaxayaa xisbiga Kulmiye dhex-diisa.doorashadda 2015-ka.

Hadaba khilaaf kaaso sababay in aan dagaalkaas waxba la iskula hadhin, Hubka Noocyaddisa kala duwan. Waxaa uu sabaabay, in madaxweyne siilaanyo Birta ka as-lo cid kasta oo ka Hortimmaaddo ama raacdaa,Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye, Muuse Bixii. Oo isnaa ahaa mid u taagan doorashadda xisbiga madaxweyne-nimo. Madaxweyne siilaanyo ayaa xaasanadda ka qaadayey cidkasta oo uu la xidhiidhiyo inay Yihiin Garab muuse.waxaana uu si badheedh ah oo aan Geedna loogusoo gaban xilkii hadh cad ka qaaday .laba wasiir, kuwaaso kala ahaa wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo maal-gashiga maxamed cabdilaahi Cumar iyo wasiirku xigeenka wasaaradda arrimaha Gudaha amniga , cabdilaahi abokor cismaan. Kuwaaso sababta xilka looga qaaday ay ahayd inay ka baydheen madaxweynaha oo ay taageersanayeen muuse.halka wasiiradda intaa kale taageer-saneyn madaxweynaha

Munaaddi iyo khilaafkiiba way sii balaadheen waxaanay gaadhay in xabsiga la dhigo xildhibaanno kasoo Jeedda Gobolka saaxil, kuwaaso banana bax ku taageeray muuse bixii. Xadhigaas kaddib waxaa warbaahinta ka hadlay masuuliyiin ay ka mid ahaayeen,wasiir,ku xigeenkii maal-mahaas uu un xilka laga qaaday.waxaana uu sheegay. In aan cidi cidkale ka habran-dooniin oo u dalka Beello yahay.waxaa uu intaas raaciyeey in awooddi dalku gacanta ay ku hayaan waxaa uu ku sheegay inay yihiin ,wasiirro Gunti gaab ah ay xukumaan iyo wadaaddo ikhwaanno ah .

Cabdilaahi abokor waxaa maalintaas wixii ka danbeeyey ay xukummaddu araag-tay mid cadow ku ah,kashiifaynaa siro in badan dadka laga qarinaayeey.waxaana xukuumaddi uu ka Tirsanaan jirey uga Yeedhay xaruunta danbi baadhista. Halkaaso u diidey wasiirku xigeennkuna . xukuumaddu waxay bilow-day inay xabsiga dhigto wasiirka ku xigeen abokor.

Waxaanay weerer ar-xan darro ah ku qaaday Guriga uu ka degganna wasiirka oo ay hurdaa caruurtii oo dhan iyo martiiba , waxaana weerarkaas qaaday ciidamadda lo yaqaan RRU-da kuwaas markii ay Guriga tageen-baa bilaabay inay rasaas-ku as-qeeyan,maatidii hoy-ga huruuday, waxaa guira joogay nin ay eeheello ahaayeen wasiirku xigeenka oo u ahaa istaaf,kaas sidaa la sheegay doonay inuu difaaco wasiirka isaagoon ogeyn cidda, ay yihiin nimankan rasasku riday.

Waxaan halkaas ay ciidamadda RRU-da ka sameeyeeyn hawl-gal aad u culus oo ahaa.waxaana bulshadda Somaliland ku noqotay mid aad ay ulaa yaabeen. Waxaana maalintaas u wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha cali waran cadde u soo bandhigay hub aad uu waa-weyn kuwaaso ahaa qoryaha daran-dooriga u dhaca,sidaa boobaha Bkm. Waxaana uu shaagay inuu wasiirka ciidamdda kala hor yimmi.dagaal badheedh ah waxaana uu isticmaalay qoryahaas. Sidaas waxaa sheegay wasiirka arrimaha gudaha oo la hadlaayeey warbaahinta.

Waran cadde waxaa hadalkisi beenoobay,kaddib markii ay maxmadda de-maddu xukun aanay bulshaddu u bogin ku riday wasiirku xigeenkii hore amniga cabdilaahi abokor cismaan kaaso ahaa saddex sanno.waxaanay maxkamaddu beenisay hubkii waa-weyna ee u warbaahinta usoo bandhigeen wasiir waran cade oo ah nin aad u weyn da” ahaan balse hadda noqday beenaale. La socoo qaybaha kale

Qalinkii

Cabdi casiis Bashiir Nuur

info@xogreebnews.com

Tel: 4144434

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured