Madaxweyne Xasan Sh oo si deg deg ah ugu soo laabtay Muqdisho, kuna sugan safaarada Turkiga oo dhex-dheexaadi u bilaabi doona labada dhinac ee soomaaliya khilaafku hadheeyeey.

0
Tuesday October 28, 2014 - 19:27:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 828
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sh oo si deg deg ah ugu soo laabtay Muqdisho, kuna sugan safaarada Turkiga oo dhex-dheexaadi u bilaabi doona labada dhinac ee soomaaliya khilaafku hadheeyeey.

    Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa goordhaw kusoo laabtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa goordhaw kusoo laabtay Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa goordhaw kusoo laabtay Magaalada Muqdisho kadib markii uu soo furay shirka lagu dooranayo Hogaanka Maamulka Koonfur Galbeed ee ka kooban Sadaxda Gobol.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xiligan waxa uu ku sugan yahay Safaarada Dowlada Turkga ku leedahay agagaarka Isgooska KM-4 ee Magaalada Muqdisho , waxa uuna halkaasi kulan kula leeyahay Safiirka Dowlada Turkiga u fadhiya Soomaaliya.Madaxweynaha ayaa manta Magalada Baydhabo soo joogay saacado kooban , waxaana intii uu Magalada Baydhabo kusugnaa madaxweynaha halkaasi ka dhacay Dibad bax rabshado watay oo looga soo horjeeday Shir uu maanta Madaxweynaha ka furay Magaaladaasi.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured