wasiirka wasaaradda duulista maxamuud xaashi cabdi oo mahad naq ballaadhan u diray wasiirka dhigiisa ah ee caafimaadka oo maanta Bilaabay baadhista cudurka EBOLA .

1
Tuesday October 28, 2014 - 19:16:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 788
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    wasiirka wasaaradda duulista maxamuud xaashi cabdi oo mahad naq ballaadhan u diray wasiirka dhigiisa ah ee caafimaadka oo maanta Bilaabay baadhista cudurka EBOLA .

    Hargeisa(xogreebnews.com_wasiirka wasaaradda duulista maxamuud xaashi ayaa mahad naq u dirtay wasiirka caafimaad,kaaso baanta ka bilaabay madaarka caasimadda somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_wasiirka wasaaradda duulista maxamuud xaashi ayaa mahad naq u dirtay wasiirka caafimaad,kaaso baanta ka bilaabay madaarka caasimadda somaliland. Hargeisa(xogreebnews.com_wasiirka wasaaradda duulista maxamuud xaashi ayaa mahad naq u dirtay wasiirka caafimaad,kaaso baanta ka bilaabay madaarka caasimadda somaliland. baadhista cudurka EBOLA .kaaso ka dilaacay.dalalka africa-da galbeed. unaa dhinteen ku dhowaad shan kun oo qof.wasiirka ayaa qoraalkaas oo dhigay bar kulaanka bulshadda ee facebook.qoraalkaasin waxaa uu dhognaa sidaan.Wasaaradda Caafimaadka iyo Wasiir Dr. Saleebaan Xaglatoosiye, waxaan ku amaanayaa hawsha baaxda leh ee ku saabsan baadhitaanka Cudurka EBOLA ee ay maanta ka bilaabeen Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal, waa hawl muhiim u ah Qaranka Somaliland. hawshani waa diyaar garow iyo ka hortag, ALLE inaguma keeno Xanuunkaasi halista ah. –ª#–ŽSave–¬-Somaliland –ª#–ŽEBOLA–¬.ALLAA MAHAD LEH.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured