Mooshino Ka Dhan Ah Xasan Sheekh Iyo C/weli Sheekh Oo Bilowday+Muxuuse Yahay Xasan Qorshaha Uu Wado

0
Monday October 27, 2014 - 19:17:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 798
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mooshino Ka Dhan Ah Xasan Sheekh Iyo C/weli Sheekh Oo Bilowday+Muxuuse Yahay Xasan Qorshaha Uu Wado

    Muqdish(xogreebnews.com_iyadoo waayadan uu jiro Khilaaf xoogan oo ka dhexeeyo Madaxweynaha dalka Xassan sheekh maxamuud iyo R/Wasaare C/weli sheekh, ayaa waxaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdish(xogreebnews.com_iyadoo waayadan uu jiro Khilaaf xoogan oo ka dhexeeyo Madaxweynaha dalka Xassan sheekh maxamuud iyo R/Wasaare C/weli sheekh, ayaa waxaa Muqdish(xogreebnews.com_iyadoo waayadan uu jiro Khilaaf xoogan oo ka dhexeeyo Madaxweynaha dalka Xassan sheekh maxamuud iyo R/Wasaare C/weli sheekh, ayaa waxaa hadana barbar socda Mooshin adag oo laga diyaarinaayo R/Wasaare C/weli. Illo Wareedyo ku dhow Xafiiska Gudoonka Sare ee Baarlamaanka ayaa inoo xaqiijiyay inuu bilowday Mooshinka lagu ridi lahaa R/Wasaare C/weli, iyadoona ay iminka kullan qaaten inkabadan 34 Xildhibaano kasoo horjeeda Siyaasadda R/Wasaare C/weli. Ololaha Mooshinka ayaa waxaa hogaaminaaya Wasiiro ay kamid yihiin Faarax sheekh Cabdiqaadir iyo Mustaf Dhuxulow kuwaasi oo ku xiran Xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh. Xildhibaanadaan Mooshinka wada ayaa la sheegay inay ku fakir yihiin Madaxweynaha islamarkaana ay diidan yihiin isbeddelka lagu sameeyay Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada. Ka sokow Mudabayaasha taageersan Madaxweyne Xassan, ayaa waxaa barbar socda xildhibaano kale oo la safan Raā€¯iisul Wasaaraha, qabana in R/wasaaraha uu ku saxnaa tilaabooyinkii uu qaaday marka loo eego Dastuurka waddanka, waxa ayna wadaan Mooshin lagu wiiqaayo awooda iyo jiritaanka Madaxweyne Xasan.Kullamo kala duwan ayaa waxa uu hadda ka socdaa Madaxtooyada Soomaaliyaa, Hotel Jazeera iyo Makka al-mukkarama kuwaasi oo lagu kala taageerayo Madaxweyne Xasan iyo R/Wasaare C/weli. Geesta kale, Warar hoose ayaa sheegaya in Madaxweyne Xassan uu damacsan yahay in Magaalada Muqdisho laga sameeyo Banaanbax kaasi oo lagu taageerayo diidmada uu Xasan Sheekh diiday Isku shaandheynta lagu sameeyay Golaha wasiirada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured