Golaha Wasiirada oo shir Xasaasi ah kuleh Madaxtooyada Muqdisho iyo Farax Cabdiqadir oo ka dhex muqda.

0
Monday October 27, 2014 - 19:05:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 789
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wasiirada oo shir Xasaasi ah kuleh Madaxtooyada Muqdisho iyo Farax Cabdiqadir oo ka dhex muqda.

    Muqdisho(xogreebnews.com_Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa xilligan shir uu albaabada ugu xiran yahay ku leh horeeyay, tan iyo markii Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa xilligan shir uu albaabada ugu xiran yahay ku leh horeeyay, tan iyo markii Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha uu Muqdisho(xogreebnews.com_Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa xilligan shir uu albaabada ugu xiran yahay ku leh horeeyay, tan iyo markii Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha uu khilaafkooda banaanka u soo baxay. Sida ay sheegayaan wararka Ra’iisul Wasaaraha ayaa shir gudoominaya shirkan, inkastoo ay adag tahay inaan helno ajandayaasha shirka, waxaana shirka ku sugan qaar ka mid ah xubnihii Wasiirada ahaa ee isku shaandheynta lagu sameeyay Wasaaradahooda oo lagu kala bedelay.Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya inuu kulankan daba joogo isku shaandheynta, isla markaana Ra’iisul Wasaaruhu ku wargelinayo Wasiirada qaar ee dhiman in la isku shaandheyn doono. Sidoo kale warar kale ayaa iyana sheegaya in xilalka ay kala wareegi doonaan wasaaradaha la isku bedelay, iyadoo wasiir kastaba uu dhigiisa kale ku wareejinayo document wasaarada uu haayo, hase ahaatee warkaas wali ma cada.Shirkaan ayaa waxaa ka qayb qadanaya dhaman golaha wasiirada waxana ka dhex muqada wasiiradii dhawaan la kala badalay ee uu ugu horeyay Farax Cabdiqadir.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured