weriye Samiir Xasan Aadan oo ka Tirsan bahda shabakadda warar ee xogreebnews.com- Muqdisho oo si toosa ugu biiray Ururka Saxafiiyinta ee Hill reporter

0
Monday October 27, 2014 - 19:03:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 985
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    weriye Samiir Xasan Aadan oo ka Tirsan bahda shabakadda warar ee xogreebnews.com- Muqdisho oo si toosa ugu biiray Ururka Saxafiiyinta ee Hill reporter

    Kismaayo(xogreebnews.com_Ururka saxafiyiinta ee Hill reporter oo ka dhisan Magaalada Muqdisho ee xarunta jamhuuriyada fadaraalka Soomaliyaa ayaa waxa uu soo Magacaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kismaayo(xogreebnews.com_Ururka saxafiyiinta ee Hill reporter oo ka dhisan Magaalada Muqdisho ee xarunta jamhuuriyada fadaraalka Soomaliyaa ayaa waxa uu soo Magacaabay Kismaayo(xogreebnews.com_Ururka saxafiyiinta ee Hill reporter oo ka dhisan Magaalada Muqdisho ee xarunta jamhuuriyada fadaraalka Soomaliyaa ayaa waxa uu soo Magacaabay xubin cusub oo ka Tirsan Ururka Saxafiyiinta ee Hill-reporter kaasi oo wakiil Uga Noqonaya koonfurta iyo bartamaha soomaliya ,waxaana gudoomiyaha ururka saxafiyiinta ee hill-reporter bile tahliil cilmi (bile labis) uu digreeto ka soo baxday xafiiska ururka saxafiyiinta hiil-reporter ugu magacabay Samiir xasan adan oo ka tirsan bahda Saxaafada Galmudug waxaana digreetada ay u Qornayd sida tan::::OG : Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Hill-reporterOG: Wasaarada Warfaafinta Dowlada Fadaraalka Soomaliya OG: Xubanaha Jogtada ah ee Ururka Hil- Reporter Date :::27/10/.2014 REF::RJW50258 Ujeedo: Xil Mgaacaabis :Wakiilka Ururka Saxafiyiinta Hiil -Repoter Koonfurta iyo Bartamaha Soomaliya__Kadib Markii Ururka Hiil- Repoter uu Wadatashiyo la Sameyaay Bahda Saxafada ee Muqdihso Dibna u Eegis ku Sameyaya Aqoonta Xirfadeed ee Mudane Samiir Hasaasan Adan u Leeyahay Saxaafada uuna ka Soo Shaqeynaya Saxafada Galmudug Mudo Badan__Kadib Markii la Arkay Baahida loo Qabo Xubin Joogta ah oo Ururka Hiil-Reporter uga Noqda Koonfurta iyo Bartamaha Soomaliya Waxaa Maamulka Ururka Hiil-Reporter uu Soo Mgacaabay Mudan Samiir Hassan Adan oo Uurruku u Aqoonsaday in uu Wakiil uga Noqdo Koonfurta iyo Bartamaha SomaliyaWareegtadan Waxay Dhaqan Galaysaa Markii laga Baahiyo Saxaafada Soomalia Waxaa Wareegtadan ku Saxiixan : Gudoomiyaha Ururka saxafiyiinta Hiil -Reporter Mudane Bile Tahliil Cilmi


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured