Xasan Guure Oo Khilaafka Golaha Wakiilada Ku Tilmaamay Mid Loogu Gogol Xaadhayo Mudo Kordhin.

0
Monday October 27, 2014 - 18:58:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 842
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Guure Oo Khilaafka Golaha Wakiilada Ku Tilmaamay Mid Loogu Gogol Xaadhayo Mudo Kordhin.

    Hargaysa(xogreebnews.com_Mujaahid Xasan Guure Jaamac ahna Guddoomiyaha Madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka somaliland ayaa ka hadlay Khilaafka Golaha Wakiilada taas oo ku tilmaamay in ay tahay Mid loogu Gogol Xaadhayo Mudo kordhin loo sameeyo Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(xogreebnews.com_Mujaahid Xasan Guure Jaamac ahna Guddoomiyaha Madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka somaliland ayaa ka hadlay Khilaafka Golaha Wakiilada taas oo ku tilmaamay in ay tahay Mid loogu Gogol Xaadhayo Mudo kordhin loo sameeyo Madaxwayne Hargaysa(xogreebnews.com_Mujaahid Xasan Guure Jaamac ahna Guddoomiyaha Madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka somaliland ayaa ka hadlay Khilaafka Golaha Wakiilada taas oo ku tilmaamay in ay tahay Mid loogu Gogol Xaadhayo Mudo kordhin loo sameeyo Madaxwayne Siilaano. Waxa uu ka hadlay Sida kaliya ee Doorashada dib loogu Riixo kaas oo ku tilmaamay in Laga wareegaysto Ansixinta Kumiishanka Doorashooyinka,taas oo hadana ka dhex taanka golaha wakiilada.Sidoo kale waxa uu xasan Guure Sheegay Haay’adihii Kaliga ahaa ee Dhiiri Galinayay Dumuq-raadiyada in dhamaantood ay adhaxda ka jabeen,waxaana uu soo qaatay Xisbiyadii qaranka iyo Garsoorkii Dalka oo ka dayriyay.Xasan Guure Jaamac Guddoomiyaha Madasha wadatashigu waxa uu sidaas ku sheegay mar uu maanta warbaahinta kula hadlayay. Magaalad hargaysa waxaana uu yidhi”“Anag(Madasha wadatashiga)nagumay cusbayn in Golaha baarlamaanku isku iman waayo iyo in Khilaafku daba dheeraado.markii madasha aanu iskugu nimid waxaa noo muuqanayay inay tani dhici doonto, sababta ay u dhacaysaana waxa weeye Madaxweynaha oo raba inuu dib u dhigo wakhtigii doorashooyinka,u jeedada iyo saldhiga khilaafkuna waa kaas.“Waa Dawladda oo doonaysa in 5-ta sano markay dhamaadaan ay sii fadhido oo ay dhaqan inoo noqotay in Ninku mudadaas oo dhan iska fadhiyo oo wakhtigiisa ku dhamaysto oo wax alle wax hawl ah oo uu qabtay aanay jirin waliba hawl gabkiisii loogu abaal gudo in wakhti kale la siiyo, taasi ayaa dhaqan inoo noqotay, Rayaale ayaa korodhsaday, Siilaanyo-na tiibuu rabaa inuu korodhsado” ayuu yidhi Xasan Guure. Mujaahid Xasan Guure oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi “Waxa kaliya ee doorashada dib loogu riixi karaa waxa weeye in Wakhtigii dib loo riixo, Komishankii hore oo la bedelay,kii Cusbaa oo aan la ansixin,labada qodob ee Shirkan Wakiilada inuu iskugu yimaado ugu weynaa waxay ahaayeen Komishankii oo la ansixiyo iyo Xeerkii Diwaangalinta oo laga daba tago. Labadaasi dib u dhigistoodu waxay keenaysaa wakhtigii oo dib loo riixo” Xasan Guure waxa uu sheegay inay hadda muuqato in Hay’addihii siyaasiga ahaa ee dhiiri galinayay dimuqraadiyadu hawl gabeen sida Baarlamaanka, fulinta iyo Xisbiyadu. Waxa uu sheegay in haddii Xisbiyadu yihiin kuwo sidii loogu talo galay u shaqaynaya ay Goluhu isku iman lahaa oo si fiican u shaqayn lahaa.

Waxa uu sidoo kale iftiimiyay sababta Madaxweyne Siilaanyo Mudo kordhinta ugu xusul duuban yahay “waxa kale oo aynu Ogsoonahay sababta kale ee mudo kordhinta ku jirtaa waxa weeye dee Madaxweynaha Caafimaadkiisa waad kawada dheregsan tihiin oo idinkaaba(Warbaahinta) kaga sheekeeyay oo qaar baaba ku xidhmay markii hore ee la sheegay


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured