Haweenayda Dilma Rousseff Oo Ku Guulaysatay Doorashada Dalka Brazil

0
Monday October 27, 2014 - 18:50:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 809
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweenayda Dilma Rousseff Oo Ku Guulaysatay Doorashada Dalka Brazil

    Brazil(xogreebnews.com_Taageerayaasha haweenayda madaxweynaha Brazil, Dilma Rousseff, ayaa dabaaldagayay xalay oo dhan kadib markii ay ku guulaysatay markii labaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Brazil(xogreebnews.com_Taageerayaasha haweenayda madaxweynaha Brazil, Dilma Rousseff, ayaa dabaaldagayay xalay oo dhan kadib markii ay ku guulaysatay markii labaad Brazil(xogreebnews.com_Taageerayaasha haweenayda madaxweynaha Brazil, Dilma Rousseff, ayaa dabaaldagayay xalay oo dhan kadib markii ay ku guulaysatay markii labaad madaxweynenimada. Laakiin saddex boqolkiiba oo kaliya ayay ka badnayd ninkii la tartamayay Aecio Neves. Qudbadeedii markii ay guulaysatay, waxay qirtay in loo baahan yahay heshiis qaran.Waxay la kulantay banaanbaxyo badan, sanadkii hore oo looga soo horjeeday musuqmaasuqa, lacag badan oo lagu qarashgareeyay Koobka Adduunka, iyo adeegyada dowladda sida waxbarashada iyo caafimaadka oo aan fiicnayn.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured