Waxaan tallo u soo jeedin lahaa in ay xoriyadiisa u soo celiso maxamed abokor wasiir kuxigeenkii hore ee amniga farahan kala baxdo Golaha wakiilda dawladu waddankana aanay gellin khalkhal siyaasadeed.

0
Monday October 27, 2014 - 08:00:18 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaan tallo u soo jeedin lahaa in ay xoriyadiisa u soo celiso maxamed abokor wasiir kuxigeenkii hore ee amniga farahan kala baxdo Golaha wakiilda dawladu waddankana aanay gellin khalkhal siyaasadeed.

    badana wixii ay ahaayeen iyo wixii ay ku dhex jireen ayay hadhow xusuus habeenkay seexdaanba ku soo maaxataa maskaxdooda sheegaana iyagoo arka halka tareenku kaga dhaqaaqay dadkii hay xilka laga eryey ay u hayeena is leh ku qanciya in dhibaato meesha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

badana wixii ay ahaayeen iyo wixii ay ku dhex jireen ayay hadhow xusuus habeenkay seexdaanba ku soo maaxataa maskaxdooda sheegaana iyagoo arka halka tareenku kaga dhaqaaqay dadkii hay xilka laga eryey ay u hayeena is leh ku qanciya in dhibaato meesha ka jirto.
Dawladu haddii ay tahay dawlad cadaalad ku shaqaynaysa rejo iyo jacayl ka hayo waddanka haka dayso khalkhal gelinta siyaasadeed xoriyadiisana haw soo celiso maxamed abokor oo runtii ku xidhan xaq darro iyo wasiiruu wax ka sheegay way dhacdaa oo had iyo jeer wasiir kasta ama kuxigeen kasta oo dawlad xun marka hore xil ka qabtaa in badana way qarsadaan xumaantii oo ma soobutaacaan hadhow wayna liqaan kuwo
badana wixii ay ahaayeen iyo wixii ay ku dhex jireen ayay hadhow xusuus habeenkay seexdaanba ku soo maaxataa maskaxdooda sheegaana iyagoo arka halka tareenku kaga dhaqaaqay dadkii hay xilka laga eryey ay u hayeena is leh ku qanciya in dhibaato meesha ka jirto.
Waxaan hadaba leeyahay dawlada waa in ay dadka muwaadiniinta aha u dul qaadato oo qofkii xil laga eryey ee hadla ama wax ka sheega wasiirada madaxweyanaha kaag dhow ee been ma sheegayaalka ah sida Xirsi, Muhanad, Cukuse, Warancade, iyo kuwo kale oo badan hadaba cabdillahi abokor ayaa loo xidhay waxaa uu wax ka sheegay Xirsi oo hadii uu wax ka sheegay xirsi ma deyrkii makuu gubay maxaa loo xidhay waxaa hadana shalay la sheegay in nin xirsi ay walaalo yihiin ay ku dagaalameen jeelka dhexdiisa oo isku qol laga dhigay waxaan filayaa si loo xalaashado xadhiga cabdillahi ayaa looga jeeday in mar uun uu la dagaalamo xirsi walaalkii waayo wax kale oo maxakamd lagu horkeeno ayaa la'aa waxaana isla shalay la horkeenay maxkamad 3 sanno ayaa lagu cayuuqay sababtoo ah intiii la rabay ayaa la helay dagaalka xirsi walaalkii.Waxaa kale oo dawladu soo cusboonaysiisay dadgaalkii Golaha wakiilada dhexdooda oo looga dan leeyahay in aan wax doorasho ahi dhicin oo lagu hoosaasiyo balse shacabka nabada jecel ee reer s/land gudoiyo dibadba uma dul qaadan doonaan in habeen ay ku dhaafto xukuumada taladu ka guracan tahay ee aan lahayn tayada iyo dul qaadka midna wadankana fidnada ka abuuraysa doonaysana in dagaalo sokeeye ka dhacaan oo dib loogu noqdo dagaalo ka dhex qarxa bulsho weynta reer s/land hadiiba dawladu dorasho qaban weydo waxaa naga go'an hadaan shacabka nahay in aan hargaysa dawlad joogi doontaa jirin ee lagu kala yaaci doono waayo uma dul qaadan doono dad aan ehel u ahayn maamul iyo wanaag kala danbayn in ay waddanka sii maamulaan
Waxaan talo u soo jeedinayaa Golaha wakiilada ragga ka baarcadaynaaya ee xukuumadu jawaanada lacagta ah afka ugu gurayso waa laydinka soo qaban doonaa sida aad ugu bararteen xoolaha masaakiintana ugu sii joogi maysaan waxaad haysaan bal soo daaya bal ninkay u daranaato haba la ogaadee cid kasta nabadu waa u dan hadaad nabad ku fadhi kari weydeen kursiga aad shacabka ugu fadhidaan ee iyagu idinku karaameeyeen fooda ayaa laydinka soo qaban kuna sii fadhi maysaan kuwa hungurigu qaadayow ee Xirsi habeenkii kiishaka lacagta ah kula wareego guryahoda inta xalaasha ah ee quudata risiqa xalaasha ah waa inta xisbiyada kale ku jira Ucid iyo Waddani kulmiye waxaa uu ku noqday wadankii dhamaa fusuq iyo boob cadaana iyo nin jeclaysi qabyaalad iwm. Uma dul qaadan doono waa laysugu imaanayaa kursigaa iyo qasriga madaxtooyada hadii la qaban waayo doorasho xalaal
Eng Abdirazak y maxamed
Jamal Adam




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured