Cali Guray wuxuu qiil u sammeynayaa wasiiraddi uu hantida ummadda la Boobay Ee UDUB .

0
Sunday October 26, 2014 - 21:23:54 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 909
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Guray wuxuu qiil u sammeynayaa wasiiraddi uu hantida ummadda la Boobay Ee UDUB .

    Cali maxamed Yuusuf,Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga Ucid .waxaa uu Bulshadda uu cadeeyeey,inay xisbigii Udub ee u ka tirsanayaa inay dalka boobeen Hantidii wadanku lahaa. Waxana u ka qirtay afkiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali maxamed Yuusuf,Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga Ucid .waxaa uu Bulshadda uu cadeeyeey,inay xisbigii Udub ee u ka tirsanayaa inay dalka boobeen Hantidii wadanku lahaa. Waxana u ka qirtay afkiisa.

Cali maxamed Yuusuf,Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga Ucid .waxaa uu Bulshadda uu cadeeyeey,inay xisbigii Udub ee u ka tirsanayaa inay dalka boobeen Hantidii wadanku lahaa. Waxana u ka qirtay afkiisa.

Cali guray oo hadda u taffa xaytay,cayda iyo af-lagaadaada masuuliyiinta dawladdan wax-qabadka badan,ayaa dhowaan mar uu ka hadlay xaflad u xisbigooddu u qabtay dhalinyaro bilaa-camal ah.ayaa waxaa uu ku af-goobaad-saday cay uu ulaa badheedhay.wasiiradda xukuumadan, axmed siilaanyo oo ay bulshaddu marag ka tahay sidaa ay wadanka wax ugu qabteen.

Cali waxaa lagu yaqaan af-lagaado joogta ah oo aannu u meel-dayin taaso u ulaa badheedho rag iyo dumar-baa cid kastaa oo ka Tirsan xukuumadda xataa haddu yahay shaqaale hoosaad. Gudoomiye cali maadh waxaa u doraad qiray oo u ,sheegay inay xukuumaddi uu xisbigeedda ka mid ahaa ay hanti badan ka dhaceen dalkii ay maamulaayee.

Hadaba waxaa nasiib darro ah inuu cali isaaggo wax badan ka cunay , xoolihii ummadda.inuu hadana cid kale yidhaahdo, waxbay cuneen taasi waa nasiib darro aan nooceedda wali la arag.

Waxaa hadal cali ku jiray wasiiraddii Udub waxay nab-nabaan jireen Guryo yar yar balse kuwaani waxay Guryo ka iibsadeen aduun weynaha. Runtii taasi jawaabteeddu way Fuduuday. Waxaanaynu odhaan karnaa cali isaaga ayaa maxkamadda isaa-soo-taagay mar haddi uu qiray inay Guryo iib-sadeen. Waxaan odhaan lahaa Bulshadda Somaliland inteeda caafimaadka qabtaa waxaay arkaysaa xukuumaddu inay dhaqaalaheedi dalka dib ugu dhistay.oo ay ceebtii Udub dalka ka maydhay oo daymihii ka bixisay.

Xukuumadani waxay dib u dhis ballaadhan ka sameeysay dalka oo dhan iyaddo wasaraddo badan dhistay.,waxaana sidaa dayaxa u dhalaalayaa madaarkii caasimadda oo noqday mid ka wanaag-san kuwaa ku yaalla adduun weynaha .taasi waxay ku timmi daadaalka wasiirka wasaaradda duulista Somaliland mudane maxamuud xaashi cabdi.waana masuul daacad ah oo kazoo baxay shaqaadisi.isaago leh hammi ah inay Somaliland noqoto wadan iskeed iskugu filan la soco….

Qalinkii

Qaasim abokor xasan

Qaasim4422@gmail.com

Hargeisa/Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured