Dagaal Culus oo ka dhacay Galbeedka Kismaayo iyo Al-Shabaab oo Xasuuq u gaystay Maleshiyaadka Raskambooni.

0
Sunday October 26, 2014 - 20:31:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 847
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Culus oo ka dhacay Galbeedka Kismaayo iyo Al-Shabaab oo Xasuuq u gaystay Maleshiyaadka Raskambooni.

    Kismaayo(xogreebnews.com_Deeganka Cabdile Biroole ee Galbeedka Kismaayo waxaa ka dhacay dagaal gaystay qasaaro aan la soo koobi karin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kismaayo(xogreebnews.com_Deeganka Cabdile Biroole ee Galbeedka Kismaayo waxaa ka dhacay dagaal gaystay qasaaro aan la soo koobi karin. Kismaayo(xogreebnews.com_Deeganka Cabdile Biroole ee Galbeedka Kismaayo waxaa ka dhacay dagaal gaystay qasaaro aan la soo koobi karin.Dagaalkan ayaa waxaa uu u dhexeyay Kooxda Nabadiid ka ah ee Al-Shabaab iyo Maleshiyaadka Raskambooni ee dhibaatada badan ku haya Shacabka Kismaayo.Dagaalkaan oo socday saacado badan ayaa waxa soo qaday Maleshiyaadka Raskambooni ciidamada Al-Shabaab oo adegsanaya xeelad dheeri ah ayaa dib u gurasho beenaad sameyay shalay galinkii hore waxayna taasi suragalisay in Maleshiyaadka Raskambooni ay horay ugu socdan deeganka Cabdile biroole oo Magaalada Kismaayo u jira waxka yar 20 KMG.Shalay galinkii danbe waxaa dhacay dagaalkii ugu balarnaa waxaan dhankasta loga yimid Maleshiyadkii Raskambooni ee ku sugnaa agagaarka deeganka Cabdile Biroole galbeedka Kismaayo waxaana halkaasi raskambooni ka soo garay Qasaaro naf iyo maalba leh .Kooxda Nabadiidka ah ee Al-Shabaab ayaa dagaalkaasi ku qabsatay guud ahaan gadiidkii dagaalka ahaa ee ay wateen Raskambooni waxaayna halkaasi ku dishay Maleshiyaad badan oo ka tirsan Raskambooni halka dhawaca uu aad u badan yahay.Firxadka Maleshiyaadka Raskambooni ayaa ila iyo xalay soo galayay Magaalada Kismaayo waxaana Magaalada laga dhigay Bandow xalay sido kale Magaalada cawa waxa laga dhigaya Bandow.Dagaalkan ayaa waxaa uu noqonaya dagaalki ugu qasaaraha badnaa ee ay ciidamada Raskambooni la galan kooxda Al-Shabaab sido kale dagaal kan ayaa waxaa uu noqonaya midkii ugu horeyay oo ay Maleshiyaadka Raskambooni qadan ayaga oo aysan la socon Ciidamada Kenya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured