DAAWO Xogreeb Tv":Maxkamada Hargeysa Oo 3 Sanadood Oo Xadhiga Ah Ku RidayWasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Amniga Somaliland

0
Sunday October 26, 2014 - 19:21:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 769
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO Xogreeb Tv":Maxkamada Hargeysa Oo 3 Sanadood Oo Xadhiga Ah Ku RidayWasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Amniga Somaliland

    Hargeysa(xogreeb Tv"waxaa maanta maxkamada Hargeysa la hor keenay Wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga Somaliland Cabadillahi Abokor Cismaan iyo nin la sheegay inuu Gurigiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreeb Tv"waxaa maanta maxkamada Hargeysa la hor keenay Wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga Somaliland Cabadillahi Abokor Cismaan iyo nin la sheegay inuu Gurigiisa Hargeysa(xogreeb Tv"waxaa maanta maxkamada Hargeysa la hor keenay Wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga Somaliland Cabadillahi Abokor Cismaan iyo nin la sheegay inuu Gurigiisa waardiye ka ahaa balse xabsiga loo taxaabay markii wasiirka la xidhay.fadhiga maanta ee maxkamada ayaa ahaa mid aan loo ogolayn warbaahinta iyada oo ay maxkamada ku wareegsanaayeen ciidamo badan oo ah ciidanka R.R.U.da waxaana gabi ahaanba xidhnaa wadooyinka soo gala maxkamada HargeysaCabdillaahi Abokor ayaa ilo-wareedyadu intaas ku dareen in maxkamadu ku riday xukun ah 3 Sanadood oo xadhiga, markii xukunka lagu dhawaaqay maxkamadiina xidhantay ayaa waxa ka waramay sida uu xukunku u dhacay qareenkii u doodayay wasiir ku xigeenka oo la yidhaahdo Foosi Sheekh Yoonis waxaanu xukunka sadexda sano ku tilmaamay in uu ahaa mid siyaasadeysan oo dabada laga riixayay sheegayna in uu ahaa mid cadaalada ka fog,Geesta kalena waxaa maxkmadu xukun xadhig hal sanadood ah ku riday waardiyihii Guriga Cabdillahi Abokor oo magaciisa la yidhaahdo Saleebaan Cumar.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured