Maddaxweynaha Soomaaliya Oo Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo Ka Gudoomay Safiirka Cusub Ee Suudaan+ SAWIRO

0
Saturday October 25, 2014 - 18:47:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 952
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maddaxweynaha Soomaaliya Oo Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo Ka Gudoomay Safiirka Cusub Ee Suudaan+ SAWIRO

    Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqihiisa aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee dowladda Suudaan ay u soo magcaawday Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqihiisa aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee dowladda Suudaan ay u soo magcaawday Soomaaliya. Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqihiisa aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee dowladda Suudaan ay u soo magcaawday Soomaaliya.
691f0d3e
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Danjire Maxamed Yuusuf Cismaan oo kulan wadayeeshay ayaa waxa ay uga hadleen arrimo badan oo quseeya labada dal iyo sidii dowladda Sudan ay u sii xoojn lahayd taageerada ay Soomaaliya siineyso oo ay ka midyihiin deeqaha waxbarasho ee ay ardayda Soomaaliyeed ka helaan dalkaasi.
08477710
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo kulanka kaddib la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in safaaradda Sudan ee Soomaaliya ay ka mid ahayd safaaradihii aan xirmin tan iyo markii ay bur burtay dowladdii dhexe, waxaana uu intaa ku daray in uu aad ugu faraxsanyahay in Muqdisho ay ku soo dhaweeyaan safiirka cusub ee dowladda Sudan u soo magacaawday Soomaaliya.
b83e800c
Safiirka cusub ee dowladda Sudan ee Soomaaliya Dajire Maxamed Yuusuf Cismaan oo isna la hadlay Warbaahinta ayaa tilmaamay in uu ku faraxsanyahay in warqadda aqoonsiga safiirnimo uu ka guddoomay Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana uu intaa ku daray in Madaxweynaha uu u gudbiyay dhambaal uu uga siday dhigiisa Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir.
da45ad70e8d1b8dce8d1b8dcf26681a1f1b8972af1b8972af26681a108477710


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured