Daawo xogreeb Tv oo akhriso: Suxufi Siciid Khadar Cabdilaahi Oo shaaca Ka Qaaday Inuu U Sharaxan Yahay Xildhibaanada Gollaha Wakiiladda Somaliland Ee sannadka danbe Doorashadoodu Dalka ka dhacaysa.

0
Saturday October 25, 2014 - 18:26:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 864
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo xogreeb Tv oo akhriso: Suxufi Siciid Khadar Cabdilaahi Oo shaaca Ka Qaaday Inuu U Sharaxan Yahay Xildhibaanada Gollaha Wakiiladda Somaliland Ee sannadka danbe Doorashadoodu Dalka ka dhacaysa.

    Hargeisa,(xogreebnews.com _suxufiga hawl-karka ah ee siciid Khadar cabdilaahi ayaa manta shalay shaaca ka qaaday inuu u sharaxan yahay doorshadda Gollaha wakiiladda Somaliland ee doorashadda soo socota sanaadkas danbe .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa,(xogreebnews.com _suxufiga hawl-karka ah ee siciid Khadar cabdilaahi ayaa manta shalay shaaca ka qaaday inuu u sharaxan yahay doorshadda Gollaha wakiiladda Somaliland ee doorashadda soo socota sanaadkas danbe .

Hargeisa,(xogreebnews.com _suxufiga hawl-karka ah ee siciid Khadar cabdilaahi ayaa manta shalay shaaca ka qaaday inuu u sharaxan yahay doorshadda Gollaha wakiiladda Somaliland ee doorashadda soo socota sanaadkas danbe .

Weriyaha oo ahaa rug-cadda in badan kusoo dhex-jiray saxaafadda iyo siyaasadda-baa ayaa hadda dhawaaqani , noqonayaa mid in badan soo jiitaa dhaggaha bulshadda ku dhaqan Somaliland ,gaar ahaanna dadka deegan caasimadda iyo nawaaxigeeda. Waxaana isaa-soo taraaya dhawaaqa dhiri-gelinta ah eek u aadan inuu suxufigani wax-badan ka bedeeli karo hanaan-ka sharci ee gollaha xeer dejinta oo hadda noqday kuwoo uu xuubsiibtay uu adeegidda,sharci jebinta.

Musharaxani waxa uu shaaca ka qaaday inuu intaa badan wakhtigiisa ku lumin doono daanaha dadweynaha oo aannu isaagu noqon dooniin mid shacabka, al-baabadda kasoo xidhaa. Balse mar-walbaa u ku xadhnaan doono.

Hawl-ku dhiga weriye siciid khaddar cabdilaahi ayaa ah suxufigu wuxuu wax- badan ka og-yahay duruufaha dalka iyo dadkaba waxaa uu intaa badan indhaha ku hayaa siyaasadda iyo siyaasigga Guntiga xun-baa .

Taasi waxaay da”liil u tahay inuu wax badan ka qaban karro baahiyaha asaasi-ga ah ee bulshaddu tabeeyso.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured