Gudiyada Horumarinta iyo Dhalinyarada Ee Labada Degmo Ee G/libaax iyo Macalin Haaruun Oo Baaq Taageero Ah Ku Kaga Hadlay Waxqabadka Degmooyinkaas Ee Maayarka Caasimada

0
Friday October 24, 2014 - 19:19:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 877
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudiyada Horumarinta iyo Dhalinyarada Ee Labada Degmo Ee G/libaax iyo Macalin Haaruun Oo Baaq Taageero Ah Ku Kaga Hadlay Waxqabadka Degmooyinkaas Ee Maayarka Caasimada

    Hargeysa(xogreebnews.com_Qaar kamida Gudiyada Horumarinta iyo Dhalinyarada Degmada Gacan libaax iyo Macalin Haaruun ayaa kulan ay ku yeesheen Shiraaqle Hotel waxa ay kasoo saareen baaq taageero ah oo ay kaga waramayeen waxqabadka uu kasameeyey Maayar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com_Qaar kamida Gudiyada Horumarinta iyo Dhalinyarada Degmada Gacan libaax iyo Macalin Haaruun ayaa kulan ay ku yeesheen Shiraaqle Hotel waxa ay kasoo saareen baaq taageero ah oo ay kaga waramayeen waxqabadka uu kasameeyey Maayarka Caasimadu labadaas Degmo

Kulankan oo ahaa mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxa ay gudiyadani kaga warameen waxqabad mugle oo ay sheegeen inuu Degmooyinkooda ka fuliyeen isla markaasina ay u og yihiin abaalkeeda iyo ogaalkeeda isla markaana uu ku mudan yahay Maayarka Caasimadu in lagu amaano looguna duceeyo sida wanaagsan ee uu uga soo baxay xilkiisii

Dhinaca kale ayaa waxa ay gudiyadani usoo jeediyeen Xubnaha ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa ee ku Mucaaridka ah Maayarka inay ka joojiyaan qaska iyo fawdada maamulkan ay iyagu doorteen isla markaana waxay usoo jeediyeen Xubnahaasi inay hawlaha shaqo ee Gudoonka Caasimada hagardaamada ka daayaan isla markaana qaybtooda ka qaataan horumarinta Caasimada ee ay wadaan Maayar C/raxmaan Soltelko iyo Xubnaha la jiraa iyagoo gabagabadiina Maayar Soltelko ku bogaadiyey sida miisaankale ee isku dheeliga tiran ee uu u wada hawlaha shaqo ee Caasimada

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured