Daawo xogreeb Tv "Xaalada Buuhoodle Oo Kacsan Kadib Markii Xubno Ka Socda Maamulka Puntland Soo Gaadheen Iyo Shabacka Khaatumo Oo Diidmo Kala Horyimid

0
Friday October 24, 2014 - 19:15:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 842
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo xogreeb Tv "Xaalada Buuhoodle Oo Kacsan Kadib Markii Xubno Ka Socda Maamulka Puntland Soo Gaadheen Iyo Shabacka Khaatumo Oo Diidmo Kala Horyimid

    Buuhoodle(xogreebnews.com— Waxaa maanta magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka cayn laga dareemay Xaalad Kacsanaan ah, iyadoona La xidhay Wadooyinka Halboowlaha ah ee magaalada Buuhoodle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Buuhoodle(xogreebnews.com— Waxaa maanta magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka cayn laga dareemay Xaalad Kacsanaan ah, iyadoona La xidhay Wadooyinka Halboowlaha ah ee magaalada Buuhoodle.
Buuhoodle(xogreebnews.com— Waxaa maanta magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka cayn laga dareemay Xaalad Kacsanaan ah, iyadoona La xidhay Wadooyinka Halboowlaha ah ee magaalada Buuhoodle.
Aritaan ayaa waxay Timid kadib markii Magaalada ay soo gaadheen Xubno ka socday maamulka Puntland, Shacabka qaybhiisa kala duwan, Sida ganacsata, Dareewalada Gaadiidka, Iyo Waxgaradka ayaa dhamaantood oo siwayn siwayn uga soo Horjeestay fara gelinta maamulka Puntland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured