Ganacsadada Magaalada Tog wajaale Oo Ay Kaga Cabanayaan Maamul Xumada Kajirta Kastamka Tog Wajaale Iyo Dhibaatooyinka Ay Ku Hayaan Ganacsigooga Shaqaalaha Cashuuraha Barriga Ee Kastamka Tog Wajaale Oo Ah Niman Qaru Masuliyiin Ah Oo Ka Fog Xaqiiqada Jirta

0
Friday May 17, 2013 - 08:32:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ganacsadada Magaalada Tog wajaale Oo Ay Kaga Cabanayaan Maamul Xumada Kajirta Kastamka Tog Wajaale Iyo Dhibaatooyinka Ay Ku Hayaan Ganacsigooga Shaqaalaha Cashuuraha Barriga Ee Kastamka Tog Wajaale Oo Ah Niman Qaru Masuliyiin Ah Oo Ka Fog Xaqiiqada Jirta

    -(Xogreebnews.com

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-(Xogreebnews.com
shir jaraa,id ay qabteen ganacsadada magaalada tog wajaale oo ay kaga cabanayaan maamul xumada kajirta kastamka tog wajaale iyo dhibaatooyinka ay kuhayaan ganacsigooga shaqaalaha cashuuraha bariga eekastamka tog wajaale oo ah niman qaru masuliyiin ah oo ka fog xa qiiqada jirta iyo nidaamka cashuuraha iyaga waxayydoonaan afka soomarsanaya ayaa waxa halkaa kahadlay afhayeenka ururka ganacsatada degmada tog wajaale ismaaciil maxamed axmed oo hadalkiisii ku bilaabay
waxa saaka nakeenay anagoo ah baayacmushtarkii magaalada tog wajaale cabasho aanu kacabanayno cashuurta loo yaqaan macaashu macaash sidaa darteed ayaanu uugu nimid godoomiyaha tog wajaale cashuurtaa oo fooqalcaqliya oo kasaraysa cashuuraha wadanka laga qaadin anaga oo ogol waxa laga qaado caasimada hargaysa inaanu bixino anaga oo tuulo joogna balse maamulka kastamka iyo waaxda cashuuraha bariga oo baalmaray sharcigii wasaarada maaliyada iyaga oo aan wax tacriifad ah oo ay na hor dhigeena aanay jirin ayaa waxay shan jeer laban laabeen cashuurtii laga qaadijiray baayacmushtarka oo sanadkii hore intii laga qaaday soo shan jibaareen taasina ay keenikarto dhibaato waxa kale oo halkaa ka hadlay xoghayaha ganacsatada degmada tog wajaale cabdirashiid jaamac cabdille. waxa uu sheegay in dadka ay wasaarada maliyadu wajaale usoo xilsaartay inay yihiin niman xaasaasiyiin ah oo xaalad abuur ah islamarkaana doonaya in ay shoobaro kadhacdo magaalada hadaba si aanay shoobaro udhicin ayaanu saaka waxaan sooxidhnay maheradahayagii sidaa ayaanu uugu nimid gudoomiyaha degmada tog wajaale waxanu noo sheegay marka xuska 18 may marka ay dhamaato munaasibada 22 guurada anaga oo aan kahadhayn islamarkaan arintayada gaadhsiin doona wasiirka wasaarada maaliyad iyo agaasimaha guud ee wasaarada maaliyada shaqaala ha kastamka tog wajaale oo sixaaran ah uula dhaqma ganacsatada islmarkaana aan ku dhaqmin qawaaminta wasarada maliyada dajisay marka lawaydiiyo tacriifadana ay uugu jawaabaan waa cashuur diid askar ay wataana ku dalbada taasina ay usoo dhabar adaygayeen mudo ganacsatadu balse ay hada u , adkaysankariwaayeen caga juglaynta iyo handadaada lagu hayo arintaasina sababtay dareen adag iyo go,aan ay ganacsatadu ku gaadheen sidii ay mar uula kulmilahaayeen madaxda wasaarada maaliyada si loo xaliyo fowdada ay abuurayaan niimankan qaswadayaashaa ee jooga kastamka tog wajaale

Maxamed Cabdillaahi Qombor Tog Wajaalle



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured