Al-Shabaab oo Ciidamada Axmed Madoobe ka qabsaday 4 gadiidka dagaalka ah.

0
Wednesday October 22, 2014 - 20:49:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 882
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-Shabaab oo Ciidamada Axmed Madoobe ka qabsaday 4 gadiidka dagaalka ah.

    Kismaayo xogreebnews.com_Deeganka Luglow oo Magaalada Kismaayo u jira 13 km waxaa ila shalay ka socday dagaal culus oo u dhexeya Maleshiyaadka Raskambooni oo kaa shanaya Ciidamada Kenya iyo kooxda Nabadiidka ah ee Al-Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kismaayo xogreebnews.com_Deeganka Luglow oo Magaalada Kismaayo u jira 13 km waxaa ila shalay ka socday dagaal culus oo u dhexeya Maleshiyaadka Raskambooni oo kaa shanaya Ciidamada Kenya iyo kooxda Nabadiidka ah ee Al-Shabaab. Kismaayo xogreebnews.com_Deeganka Luglow oo Magaalada Kismaayo u jira 13 km waxaa ila shalay ka socday dagaal culus oo u dhexeya Maleshiyaadka Raskambooni oo kaa shanaya Ciidamada Kenya iyo kooxda Nabadiidka ah ee Al-Shabaab.Dagaalkan oo ay soo qadaan kooxda Al-shabaab ayaa waxaa uu socday in kabadan 6 sacadood waxaana dagaalkaasi ka dhacay qasaaro soo gartay Labada dhinac ee dagaalamayay.Sida uu ku soo waramayo wariyaha xogreebnews.com_ ee Magaalada Kismaayo Maleshiyaadka Raskambooni waxa dagaalkaasi uga dhintay Askar garaysa 45 halka dhawac badan u jiro sido kale Maleshiyaadka Raskambooni ayaa waxaa laga furtay 4 gadiidka dagaalka .Kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa ayaguna dhankooda dagaalkaasi ka soo garaay qasaaro iskugu jirta dhimasho iyo dhawaac aan la xaqiijin karin inta uu le,eg yahay.Deeganka Luglow ee uu dagaalkaan ka dhacay ayaa waxaa uu u dhexeya Deeganka Bullogaduud ee ay Ciidamada Kenya dhawaan qabsadeen iyo Dagmada Kismaayo Luglow waxaay Kismaayo u jirta 13 KM halka Bullogaduud na ay u jirto 17 km.Marka aad qimayso goobaha u dagaalku ka socdo iyo goobaha ay Ciidamada Kenya horay u qabsaden ayaa waxaa ku soo baxaya in Ciidamada Amisom iyo Maleshiyaadka Raskambooni ay ku jiraan Go,doon.Isku soo wada duubo Howlgalka ay wadaan Ciidamadan iskaashanaya waxaa u socda bil waxaana ila iyo hada Ciidamadaasi ay dhaafi la yihiin deeganadii Maalinti kowaad ay qabsadeen.xogreebnews office Kismaayo /soomaaliyaweriye iidil cali warsame


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured