Wax-qabad Baaxad Leh Ayuu Muujiyeey Wasiirka Duulista Iyo Dhalinyaradda U Tabaabarey!W Q Abokor qaasim xasan

0
Wednesday October 22, 2014 - 18:49:10 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 932
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax-qabad Baaxad Leh Ayuu Muujiyeey Wasiirka Duulista Iyo Dhalinyaradda U Tabaabarey!W Q Abokor qaasim xasan

    Wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Somaliland mudane maxamuud xaashi cabdi,ayaa noqday masuulka keliyaa ee sida daacadda ah. Bulshada wax- ugu qabtay.isaago intii u joogay sammeeyey. Mashaaric tiro badan oo u ka Hir-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Somaliland mudane maxamuud xaashi cabdi,ayaa noqday masuulka keliyaa ee sida daacadda ah. Bulshada wax- ugu qabtay.isaago intii u joogay sammeeyey. Mashaaric tiro badan oo u ka Hir-

Wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Somaliland mudane maxamuud xaashi cabdi,ayaa noqday masuulka keliyaa ee sida daacadda ah. Bulshada wax- ugu qabtay.isaago intii u joogay sammeeyey. Mashaaric tiro badan oo u ka Hir-geliyeey madaaradda dalka.

Waxaana uu wasiirku madaaradda dalka ka dhigay kuwo Heer caalami ah. Isaago intaa badan ku Guuleystay mashaaricdii ay dawladda Kuweyt inaaga caawisay ee dib loogu dhisaayeey ama lagu casriyeeynaayeey. Garoonadda dalka.waxaana hadana u dib u Galiyeey dhaqaale badan oo kaaso baxay dakhliga dawladda Somaliland ee u wasiirka ka yahay. Maxamuud xaashi waxaa uu muuqaal ahaan ka dhigay madaardda dalka kuwoo hadda la jaan-qaadi karaaya madaaradda aduun weynaha kale.

Sidaa oo kale wasiirka wasaradda duulista iyo circa Somaliland mudane maxamuud xaashi cabdi ayaa ku Guuleystay,inuu tababaaro dhalinyaro qiimo badan kuwaaso ka hawl-galla madaradda dalka. Waxaan si weyn loo tilmaami karaa masuuliyiinta dhalinyaradda ah ee u tababaray.wasiirku wiilka dhalinyaradda ah, ee agaasimaha protocol madaarka caasimadda mudane cabdilaahi axmed caarshe.kaaso si wanaag-san ula macaamila bulshadda dalka ee inta badan kana dhoofta kana soo deg-ta madaarka .

Sidaa oo kale waxay bulshadda Ku hambalyeeysa xagga dhaqanka iyo maamulka madaarka maamulaha madaarka. Mudane maxamed yuusuf ismaacil.kaaso ay bulshadda reer Somaliland ku amaantay sidaa daacadda ah ee u shaqeeyeey madaarka uu maamulo Waxaana masuulkani la yimmi daadaal faro badan oo u adeegga ay bixiyaan ugu raalin-geliyo.waxaana uu noqday masuul ku sun-tan waaga iyo qaadarin bulshadda dhex-deeda. Intaasuun kumma eg-ka dhalinyaradda sidaa wanaagsan uu tababaran ee ka hawl-gashaa madaar balse intani waa tilmaam uun .

Waxaa kale oo u wasiir xaashi wax weyn ka qabtay qaybaha kala duwan ee dhinacyadda adeegga iyo xagga amaan- madaarka oo suggaan. Madaarka waxaa ku xidhan kamarado lagala socdo meelkasta oo hawlaha amniga ah iyo qalad ee jira, waxaanay sare u qadeen ammaanka madaarka, iyada oo ay tahay markii ugu horeysay ee madaarada dalka laga hirgeliyo waxa loo yaqaano CCTV-Camara qalab casri ah oo lagu ilaalinayo Security-ga madaarada, Kamaraddahan Amaanka (CCTV),

waxaa loo adeeg-sada inta badan ka-hortaga shilalka ama baadhista shil dhacay oo laga daba tegayo iyo maamul-wanaagga qaybaha [ammaanka]Garoonka diyaaradaha ee magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera , ayaa la keenay qalab casriya oo ka hawl gala amaanka garoonadda, qalabkan ayaa ka kooban mishiino casriya.la soco qaybah kale …

Qalinki

Abokor qaasim xasan

Qaasim4422@gmail.com

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured