warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ururka Horumarinta Dhalinyarada iyo Waxbarashada ayaa lagu taageeray go'aankii wasiirka duulista iyo gaadiidka cirku

0
Friday May 17, 2013 - 08:30:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1081
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ururka Horumarinta Dhalinyarada iyo Waxbarashada ayaa lagu taageeray go'aankii wasiirka duulista iyo gaadiidka cirku

    Hargeysa xogreebnews.com- ka soo baxay Xafiiska Ururka Horumarinta Dhalinyarada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa xogreebnews.com- ka soo baxay Xafiiska Ururka Horumarinta Dhalinyarada

warsaxaafadeed (Hargeysa xogreebnews.com- ka soo baxay Xafiiska Ururka Horumarinta Dhalinyarada iyo Waxbarashada ayaa lagu taageeray go'aankii wasiirka duulista iyo gaadiidka cirku ka soo saaray diyaaradaha qaramada midoobay.

warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidan.

anaga oo ah ururka horumarinta dhalinyarada iyo waxbarashada ayaa waxaanu taageer sanahay go'aankii wasiirka duulista iyo gaadiidka cirku ku joojigay duulimaadyada diyaaradaha gargaarka ee qaraamda midoobay, kadib markii ay ka hor yimaadeen heshiiskii ay kula jireen somaliland, go'aanka wasiirku qaatayna waa mid geesinimo leh oo loo maahnaa in laqaado, guud ahaan shacabka reer somalilandna go'aankaasi ayay taageersnyihiin.

madaxda qaramada bidoobayna waxaanu u soo jeedinaynaa inay ka laabtaan go'aankaasi khaldan, waayo somaliland waa dal madax banaan oo u maamulanaya hawadiisa cid uu uga daa fadhiisanaynaana ma jirto.

gabagabadii waa inay shacabka reer somaliland meel uga soo wada jeestaamn cadawgooda iyo cid kasta oo ka hor timaada madax banaanida iyo jiritaanka somaliland.

Gudidda Fulinta Ee Ururka

Wa Bilaahi Tawfiiq.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured