Maayer soltelco wuxuu istaahilaa in shahaado sharaf lagu maamuuso

0
Wednesday October 22, 2014 - 17:02:59 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 903
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayer soltelco wuxuu istaahilaa in shahaado sharaf lagu maamuuso

    Anaga oo ka mid ah odeyaasha /wax garadka iyo dhalinyarada caasimada Hargeysa, waxaanu taageero u muujinaynaa maayerka caasimada hargeysa Mudane Cabdiraxman Maxamuud Caydiid SOLTELCO, wax qabadka balaadhan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anaga oo ka mid ah odeyaasha /wax garadka iyo dhalinyarada caasimada Hargeysa, waxaanu taageero u muujinaynaa maayerka caasimada hargeysa Mudane Cabdiraxman Maxamuud Caydiid SOLTELCO, wax qabadka balaadhan Anaga oo ka mid ah odeyaasha /wax garadka iyo dhalinyarada caasimada Hargeysa, waxaanu taageero u muujinaynaa maayerka caasimada hargeysa Mudane Cabdiraxman Maxamuud Caydiid SOLTELCO, wax qabadka balaadhanEe uu ka hirgaliyey caasimada iyo horumarka muuqda ee uu sameeyay mudadiiKoobnayd ee uu xilka hayey, waxaana aanu ku dhiiri gelinaynaa in uu halkaasKa sii wado hawlaha waxtarka leh ee uu hormuudka ka yahay, waxaana aanuSoo jeedinaynaa, in laga daayo xag xagashada iyo turunturada oo lagu taageeroWaxqabadkiisa.1 maxamed xasan dalab2 maxamed cabdi daa,uud3: maxamed axmed wadad-yare

4: c/rahman maxmaud xirsi
6: maxamed cabdi malow
7: fadal ali adan
8: axmed maxamed axmed
9: axmed yusuf adeero
10: cumar xaaji yusuf nuur
ALLA MAHAD LEH


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured