Qoyska Madaxtooyadda Oo Ay Weheliyaan Laba Wasiir Oo Ka Soo Jeeda Beesha Siilaanyo Ayaa(200.000$)Siiyey Labada Xisbi Mucaarad Mid Ka Mida,Si Uusan Uga Hor iman Mudo Kordhin La Wado.–

0
Wednesday October 22, 2014 - 16:47:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 802
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qoyska Madaxtooyadda Oo Ay Weheliyaan Laba Wasiir Oo Ka Soo Jeeda Beesha Siilaanyo Ayaa(200.000$)Siiyey Labada Xisbi Mucaarad Mid Ka Mida,Si Uusan Uga Hor iman Mudo Kordhin La Wado.–

    Hargeisa(xogreebnews.com_Qoyska Madaxtooyada oo ay weheliyaan laba wasiir oo ka soo jeeda Beesha Siilaanyo ayaa(200.000$)laba boqol oo kun oo Doolar siiyey labada xisbi mucaarad mid ka mida si Uusan uga hadlin mudo kordhin la wado.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Qoyska Madaxtooyada oo ay weheliyaan laba wasiir oo ka soo jeeda Beesha Siilaanyo ayaa(200.000$)laba boqol oo kun oo Doolar siiyey labada xisbi mucaarad mid ka mida si Uusan uga hadlin mudo kordhin la wado. Hargeisa(xogreebnews.com_Qoyska Madaxtooyada oo ay weheliyaan laba wasiir oo ka soo jeeda Beesha Siilaanyo ayaa(200.000$)laba boqol oo kun oo Doolar siiyey labada xisbi mucaarad mid ka mida si Uusan uga hadlin mudo kordhin la wado.Wariye ka tirsan shabakadani oo ku hawlanaa Arrintani ayaa ogaaday in Xisbiyada mucaaradka ah mid ka mida jeebka loogu shuubay lacagtaasi aan kor ku soo sheegnay ,taasi bedelkeedana uusan ka hadlin ama uu ka aamuso Mudo kordhin Laba(2)sano ah oo jidka ku soo jirta.Anagu magacaabi mayno xisbiga lacagta la siiey midka uu yahay balse shacabka somaliland ayaa ogaann doona dhawaan xisbiga lacagta qaatay iyo shakhsiga lacagta ka gudoomey Qasriga Madaxtooyada.Waxaa hubaala in hal xisbi oo keliyi mucaarad yahay labada xisbi ee kalena ay muxaafid yihiin balse mustaqbalka ayaa sheegi doona sirta aanu soo ban dhignay.Somalilandcitizen. xogreebnews.com-office Hargeisa/somaliland


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured