Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey 104 Ardayd Oo Dhamaysatay Jaamacada Hope University Hope University ( SAWIRRO )

0
Wednesday October 22, 2014 - 16:35:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 807
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey 104 Ardayd Oo Dhamaysatay Jaamacada Hope University Hope University ( SAWIRRO )

    Hargeysa(xogreebnews.com— Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Shahaadooyin Gudoonsiiyey Ardayda Jaamacada Hope University. Ardaydaasi oo tiradoodu dhamayd 104 Arday oo dhamaystay sadd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com— Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Shahaadooyin Gudoonsiiyey Ardayda Jaamacada Hope University. Ardaydaasi oo tiradoodu dhamayd 104 Arday oo dhamaystay saddex

Hargeysa(xogreebnews.com— Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Shahaadooyin Gudoonsiiyey Ardayda Jaamacada Hope University. Ardaydaasi oo tiradoodu dhamayd 104 Arday oo dhamaystay saddex Kuliyadood oo ka mida kuliyadaha ay bixiso Jaamacadaasi ayaa xaflada sagootinta loogu qabtay Mansoor Hotel hargeysa.

Madaxweyne kuxigeenka oo ardayda u soo jeediyey talooyin iyo dardaaran, hambalyana u diray ardayda iyo waalidiintii ku soo tabcay ardaydaasi, ayaa ardayda ugu baaqay inay ka qaybqataan horumarka dalka ka socda kana fogaadaan tahriibta aafaysay da’a yarta maanta.

DSC_0011DSC_0013DSC_0019DSC_0020


DSC_0023
DSC_0024DSC_0027
DSC_0035DSC_0043DSC_0051DSC_0054DSC_0081DSC_0083DSC_0090DSC_0093DSC_0115DSC_0120DSC_0131DSC_0146
DSC_0155



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured