Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Noqday Masuulkii Ugu Wax-qabadka Badnaa Ee Soo Maraa-Sabaabaha Keenay.

0
Tuesday October 21, 2014 - 19:26:53 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Noqday Masuulkii Ugu Wax-qabadka Badnaa Ee Soo Maraa-Sabaabaha Keenay.

    Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Noqday Masuulkii Ugu Wax-qabadka Badnaa Ee Soo Maraa-Sabaabaha Keenay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Noqday Masuulkii Ugu Wax-qabadka Badnaa Ee Soo Maraa-Sabaabaha Keenay.

Xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne axmed maxamed maxamuud siilaanyo,tan iyo maalintii ay magacaawday maareeyaha haamah shidaalka Somaliland oo ay fadhigeeddu yahay magaaladda Berbera.sheekh saleebaan Siciid cali.ayaa ku Guuleystay.inuu wax badan ka bedeello taarikh-da.maamulka Haamaha shidaalka Berbera. Isaaggo sheikh saleebaan, u dariiqaasi isaaggu Jeexay noqday masuulkii ugu wax-badadka badnaa ee soo maraa keydka shidaalka Berbera.

Sheikh salleebaan waa wiil dhalinyaro ah.kaasoo taageero badan ka haystaa dadweynaha Reer Saaxil.oo maalintii uu madaxweyne siilaanyo magacaabay si weyn usoo dhoweeyey. Maareeyaha haamaha shidaalka berbera Sheikh Saleebaan Siciid Aw Cali ayaa tan iyo wakh-tigii uu madaxweyne siilaanyo u magaacaabay Saleebaan maareeaya haamaha shidaalka berbera ,waxaa u ku hawlan yahaysidii uu dayac-tir ballaadhan ugu sammmeyn lahaa keydka shidaalka oo ahaa mid qadiimi ahaa.

Waxaana uu tusaale u noqday inay haamaha shidaalku noqdaan kuwoo hadda casri ah.waxaana wax-qbadka u ku dhiiraday maareeye saleebaan siciid cali.

Sheikh saleebaan waxaa uu gobolka saaxil ugu jiraa kaalin aad u weyn taaso ah inuu wax- badan ka qabtay tabaashooyin tiro badan ,kuwaaso u Guulo wax ku ool ah kala soo hoy-day.maareeyaha ayaa waxaa u ku dhiiraday in Bilicdaa Gobolka u kor u qaaday.mudaadi u joogay maadaama oo u yahay masuul si weyn looga ix-tiraammo dhinac madaxtooyadda oo si weyn looga dhegeysto sheekha .taasi waxay sahashay in u wax badan uu qabto Gobolkii u kazoo Jeeday.

Madaxweyne siilaanyo ayaa ammaan- weyn kala Kulmay magacaabidi u magacaabay maareeyah haamaha shidaalka Berbera.taasina waxay maareeyaha ku dhiri-gelisay in uu saaxil wax badan ka qabto tabaashooyinkii isaagga ka Horeeyey.

Maareeyaha haamaha shidaalka Berbera ayaa hadda hamaha shidaalka ka dhigay kuwoo Heer caalami ah waxaana u soo dhigay.dhuumo faro badan kuwaaso tayo sare leh.waxaa u sidoo kale,u ganacsatadda shidaalka keenta u taba-baray inay dalka keenaan.shidaalk tayo leh maareeye saleebaan ayaa noqonaaya masuulkii ugu wax- badka badnaa ee soo maraa maareeya-nimadda haamah shidaalka Berbera.

Qalinkii

Qaasim cali Guuleed

Qaasim442@gmail.com

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured