maareeyaha haamaha shidaalka Berbera oo faah-faahiyeey,tayadda shidaalka iyo wax-yaabaha u qabsoomay mudaadi ay Joogeen.

0
Tuesday October 21, 2014 - 18:36:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 835
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    maareeyaha haamaha shidaalka Berbera oo faah-faahiyeey,tayadda shidaalka iyo wax-yaabaha u qabsoomay mudaadi ay Joogeen.

    Hargaysa(xogreebnews_Mareeyaha Kaydka Haamaha Shidaalka Magaalada Berbera Sh.Saleebaan Siciid Cali Ayaa Waxaa Uu Ka Warbixiyey Xaalada Guud Ee Haamaha Shidaalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(xogreebnews_Mareeyaha Kaydka Haamaha Shidaalka Magaalada Berbera Sh.Saleebaan Siciid Cali Ayaa Waxaa Uu Ka Warbixiyey Xaalada Guud Ee Haamaha Shidaalka Hargaysa(xogreebnews_Mareeyaha Kaydka Haamaha Shidaalka Magaalada Berbera Sh.Saleebaan Siciid Cali Ayaa Waxaa Uu Ka Warbixiyey Xaalada Guud Ee Haamaha Shidaalka Berbera Waxana Uu Sheegay In Masuulyiinta Haamaha Shidaalku Ay Ku Guulaysteen In Ay Xal U Helaan Shidaal Yaraantii Dalka Ka JirtayWaxana Uu Yidhi “Aad iyo Aad Ayey U Fiican tahay Xaalada Haamaha Shidaalku Shidaal Yaraantii Waad Ogtahiin Oo Waynu Ka Baxnay Waxaana Aan Rajaynayaa Sidaas Uu Ku Si Socdo In Uu Hoos Ugu Sii Jabo “Sidoo Kale Mareeyahu Waxaa Uu Sheegay In Isbadel Xoogan Lagu Sameeyey Hamaaha Shidaalka Berbera Intii Xukuumada Madaxweyne Siilanyo Dalka Ka Jirtay “Sidaad Ka Aragteen Warbaahinta Awoodii Haamaha Waanu Kordhinay Tiraba Ilaa 10,000 miter Kuyuub Baa Inoo Soo Kordhay Oo Ku Soo Biirtay Awoodii Haamaha Shidaalka Dhisme Iyo Dibu Casriyeen Xoogan Ayaa Ka Socota Tobabo Bar Na Waanu Siinay Shaqaalaha Aamanka Ee Haamaha “Ugu Danbeentii Mareeyahu Waxaa Uu Sheegay In Laga Hir Galiyey Haamaha Shidaalka Wadooyin Cusub Oo Aan Hore Uga Jiri Jirin ” Waxaa Ka Socda Wadooyin Cusub Oo Aan Hore Uga Dhisneen Waxaa Ka Dhalan Kara Hadii Ay Wado Ku Filan Haysanin Baaburta Shidaalka Ka Soo Qaadasa Haamahu Dab Anagoo Taas Ka Duulayna Ayaanu Hir Galinay Wadooyin Cusub Taasina Waxay Ka Dhalatay Hilamada Iyo Wax Qabadka Somaliland Uu Ugu Talo Galay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (siilanyo) ” Ayuu Ku Soo Koobay Hadalkiisii Mareeyaha Hamaaha Shidaalka Sh. Saleebaan Siciid Calixogreebnews.com-office Hargeisa/somaliland


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured