Bayaan ka Soo baxay Qurbajooga Reer Biniin Ee Gashaan Buurta ahmed Faarax (GAF) oo Gaashaanka ku dhuftay Go"aankii wasiiradda ee Bali-Diiriye ,Daawo Sawiro.–

0
Monday October 20, 2014 - 19:27:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 802
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bayaan ka Soo baxay Qurbajooga Reer Biniin Ee Gashaan Buurta ahmed Faarax (GAF) oo Gaashaanka ku dhuftay Go"aankii wasiiradda ee Bali-Diiriye ,Daawo Sawiro.–

    London (xogreebnews.com_Bayaan ka soo baxay Qurba jooga Reer Biniin Ee Gashaan Buurta ahmed Farax (GAF).SHir ay isugu yimaadeen Cuqaasha ,Waxgaradka, siyaasiyiinta ,Aqoonyahanada ,iyo dhilinyarabaEe ku Dhaqan Qaarada yurub .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London (xogreebnews.com_Bayaan ka soo baxay Qurba jooga Reer Biniin Ee Gashaan Buurta ahmed Farax (GAF).SHir ay isugu yimaadeen Cuqaasha ,Waxgaradka, siyaasiyiinta ,Aqoonyahanada ,iyo dhilinyarabaEe ku Dhaqan Qaarada yurub . London (xogreebnews.com_Bayaan ka soo baxay Qurba jooga Reer Biniin Ee Gashaan Buurta ahmed Farax (GAF).SHir ay isugu yimaadeen Cuqaasha ,Waxgaradka, siyaasiyiinta ,Aqoonyahanada ,iyo dhilinyarabaEe ku Dhaqan Qaarada yurub .ku dhuftay Go"aankii wasiiradda ee Bali-Diiriye ,Daawo Sawiro.–SHirkanoo ay kaga arinsadeen xaaladaha ka taagan dhuldaaqsimeedka baliga diiriye guuleed ee woqooyiga magaalada burco ee gobolka togdheer iyo go,aanadaiska hor imanaayaee ayka soo sareen Xukuumada iyo guurtida somaliland.Kulankan ka Dhacay Magaalada London ee cariga Ingriiskaoo ay ka soo baxeen Go aamo adag ,Kuwaas oo ay isla qaateen waxgarad ka beeshu qodobada hoos ku qoran.Go aamadaas oo ay ka mid ahaayen kuwa Hoos ku Xusan1.waxaanay ka Digeen Qurba Joogta Beeshu inaan laga baayac mushtareen , Siyaasadna laga Dhigan Dhulka Daaqsinka ah ee Ku yaala Waqooyiga Magaalada Burco ee Gobalka Togdheer.2. waxaanu u cadaynaynaa dhamaanba bulshada reer Somaliland inuu dhulkaasi yahay dhuldaaqsimeed.3. Waxaanu si Cad u Qaadacaynaa Go aankii Guurtida Ee Cadaalada ka fogaaa.4.IN Wixiii nabad gelyo daro ah ee ka yimaadaa arinkaass ay xakuumadu masuul ka tahay .5. Waxaanu ku baaqaynaa Nabad Gelyada iyo wada jirka Bulshada Somaliland.

6. waxaanu ku baaqeynaa iney labada beelood ee walaalaha ihi ay dhexdooda ka dhameystaan wixii ay iskuhayaann Cidkalana aaney ka Faa,iideysan.
7.waxaanu ku Barbartaaganahay Kuna taageersanahay Go, aanada ay qaateen Beesha Reer Biniin ee gudaha dalka somaliland ka soo baxay magaalada burco.
Qodobaad oo si hufan layskula Qaatey loona Daraaseeyey si mugle ,waxaana ku cad inaanu cidnaba dureyn shirkani iyo Qodobadiisuba ay qurba jooga beesha reer biniin isugu timi kuna muujisay sida ay uga xunyihiin cadaalad darada xukumada axmed siilaanyo.
Waxaana ka mid ahaa Xubnaha shirka ka soo qayb galau magacyada hoos ku xusan oo u dhigan sidan.
1. Said Hassan BIIHI2.Baashe SUGAAL3.yusuf M.. ALI4.Jamac abdi YUSUF5.Mohamed Husein GEELLE6.Mustafe Ismaan BUUREED7.Hamse Sacad AHMED8.Mahamud H.Hasan GEELLE9.Mohamed Ahmed CISMAAIL10.Mahamuud GUULEED11.KHaalid I. BUUREED12.S, MUUSE13.Ahmed M.WAQAF14Diiriye H. JAMA15.mohamed Y. LIIBAAN16.A/Risaq IBRAAHIM17.Said GUULEED18.CALI ISMAA,IIL19.A/Rahman M. GAADE20.Ibraahim .M. WARSAME21.Mohamed Abdi WAYDAAR22KHadar JAMA DHEERE23.A/Nasir A. KARAASH24.C/laahi m.WARSAME.25.ismaaciilGOOX26.hassan A. CAARE27. A/Qani A. BIIHI28. A/Qani C. GEEDI29. A/RisaaqH, FARAH.
Alaah mahadlehSaid Hassan BIIHIGudoomiyaha ( UK )Mohamed Husein GEELLEAFHAYEENKA.....( UK )


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured