“ Aqalo ayaa La iibin jiray, lacag-tana gaar ayaa loo qaadan jiray, qasnada dawladana laguma soo shubi jirin, waxana lagu qori-jiray waa Hibo.. Nimanka hantidaa hore sidaa u galay maanta inay xishoodaan ayey ahayad.”wasiirka wasaradda duulista iyo hawada mudane,maxamuud xaashi cabdi.

0
Monday October 20, 2014 - 19:27:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 808
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “ Aqalo ayaa La iibin jiray, lacag-tana gaar ayaa loo qaadan jiray, qasnada dawladana laguma soo shubi jirin, waxana lagu qori-jiray waa Hibo.. Nimanka hantidaa hore sidaa u galay maanta inay xishoodaan ayey ahayad.”wasiirka wasaradda duulista iyo hawada mudane,maxamuud xaashi cabdi.

    Hargeisa(xogreebnews.com_wasiirka wasaaradda duulista ayaa qoraal ujeedooyin badan xan-baar-san soo dhigay barkullan ka bulshadda ee facebook-qoraal kaasi waxaa u dhignaa sidaan: Rag waaweyn oo dalka xilal ka soo qabtay, oo xukuumadii u dambeysay ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_wasiirka wasaaradda duulista ayaa qoraal ujeedooyin badan xan-baar-san soo dhigay barkullan ka bulshadda ee facebook-qoraal kaasi waxaa u dhignaa sidaan: Rag waaweyn oo dalka xilal ka soo qabtay, oo xukuumadii u dambeysay ka mid ahaa, oo Hargeisa(xogreebnews.com_wasiirka wasaaradda duulista ayaa qoraal ujeedooyin badan xan-baar-san soo dhigay barkullan ka bulshadda ee facebook-qoraal kaasi waxaa u dhignaa sidaan: Rag waaweyn oo dalka xilal ka soo qabtay, oo xukuumadii u dambeysay ka mid ahaa, oo taariikhdooda la yaaqaano, oo la akhriyey, ayaa isaga oo hadlayey wuxu lahaa Xukuumad musuqmaasuq badan oo dalkii boobtay ayaa in haysata, dalkuna badbaado ayuu u baahan yahay, umadda Somaliland ayaa ka markhaati kacaysa waxay ahaayeen iyo waxa aanu anagu nahay anagu.Aqalo ayaa la iibin jiray lacagtana gaar ayaa loo qadan jiray qasnada dawladana laguma soo shubi jirin waraaqaha dadka guryahaas laga iibiyeyna waxa lagu qorijiray Hibo. waa aqaladda laga dhisay Hindiyo Laynka, daaraha quruxda badan ee aad argteen, waynu u baahnayan oo magaalda bilic ayey ka sameeyeen, lakiin waxa laysku haystay Aqalka iibkiisa may ahyane, waxa ay ahayd hantida dakhliga ha lagu daro, oo umadda wax ugu qabta, Aqladaas caawa wax lagu badalay ma hayno, anagu dee kuwii aanu iibinay waxbaanu ku badlnay.Waxaa lagu qoray waraaqihii muwaadiniintaas la siiyey, hibo, waa maxay Hibo macnaheedu? Waa siin, lacagtiina waa laga qaaday waraqihiina waxa loogu qoray waa laydin siiyey, raga waaweyan ee tijaarta ah ee maanta aqladaas dhisanayaa, ma Hibay u baahanyihiin?, Anagu hibo kuma qorno, gudida qandaraasyada Qaranka ayanu marina marka wax la iibinayo, si xalaal ah ayaanu u iibinaa dakhliga ka soo xaroodana miisaniyada ayaanu ku darnaa, waxna waanu ku qabanaa, hadii faylashayada la baadho markaanu tagnana mid walba halkii uu ka soo baxay iyo halkii uu galay waa la helayaa, oo hab xisaabeed ayuu leeyahay nimanka hantidaa hore sidaa u galay maanta in ay xishoodaan oo khajilaan ayey ahayad, inay nala yooyootamaan may ahayn in qolooyin saaxada siyaasada ku cusubi ha nala murmeen ayaa haboonayd.”ALAA MAHAD LEH.Guul Somaliland. Guul Somaliland.Guul Kulmiye Guul Kulmiye.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured