Ama shakiga mucaaridka ayaa been noqon oo doorashooyinka ayaa sidii loogu talogalay u qabsoomi.Ama waxaan is lahayn qawlka iyo ficilka Madaxwayne Silanyo oo shakiga jira ayaa rumoobi oo isu kordhin baa imane

0
Monday October 20, 2014 - 19:14:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 756
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ama shakiga mucaaridka ayaa been noqon oo doorashooyinka ayaa sidii loogu talogalay u qabsoomi.Ama waxaan is lahayn qawlka iyo ficilka Madaxwayne Silanyo oo shakiga jira ayaa rumoobi oo isu kordhin baa imane

    Hargeisa-(xogreebnews.com_Gudoomiye xigeenka 3aad ee Xisbiga Uicd Cali Guray oo had iyo jeer falanqeeya arimaha siyaasadeed ee ku soo kordha saxada siyaasada Somaliland ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-(xogreebnews.com_Gudoomiye xigeenka 3aad ee Xisbiga Uicd Cali Guray oo had iyo jeer falanqeeya arimaha siyaasadeed ee ku soo kordha saxada siyaasada Somaliland ayaa Hargeisa-(xogreebnews.com_Gudoomiye xigeenka 3aad ee Xisbiga Uicd Cali Guray oo had iyo jeer falanqeeya arimaha siyaasadeed ee ku soo kordha saxada siyaasada Somaliland ayaa Boggiisa Face-book-ga soo dhigay Qoraalkan kooban. Ilaahow aan waaga waraabe cunin. Ama shakiga mucaaridka ayaa been noqon oo doorashooyinka ayaa sidii loogu talogalay u qabsoomi. Ama waxa aan is lahayn qawlka iyo ficilka Madaxwayne Silanyo iyo xukuumadiisa oo shakiga jira ayaa rumoobi oo isu kordhin baa imane aan sugno wada hadal baa haad kaasaa ka hadhaye.Xaga ahmiyadaha xisbiyada UCID iyo Waddani waxay labada gudoomiye mudnaanta koobaad siiyeen dhinaca doorashada lakiin Gudoomiye Muuse wuxu mudnaanta koobaad siiyay oo doorashada kala muhiimsan hadalkii Xasan Sheekh oo aynu wada garan karno inu hadal tiro uun yahay. Qaadhaan bixiyayaasha ay la kulmayaan ma ta Muuse ayay mudnaanta siin doonaan mise ta Faysal iyo Cirro. Waynu garan karnaa in arinka ku mudan dawladaha ay safiiradooda la kulmi doonaan ay tahay arimaha doorashooyinka. Markaa Muuse imika ayaabu lunsan yahay ee bal aan dhawrno waxa loogu yeedhay ee lagala hadli doonaa in ay noqoto hadalkii Xasan Sheekh iyo ay sida aan filayo doorashooyinku noqdaan waxa ugu muhiimsan ee loogu yeedhay. Tan kale maan fahmin Gudoomiye Cirro waxa uu ka biyo diiday ee KULMIYE iyo UCID isugu nisbeeyay waayo hadalka Faysal kuma jiro wax sidaa loogu nisbayn karaa. Gudoomiye Faysal wuxu ka hadlay xeerka iyo komishanka oo ilaa hadda arinkoodu uu calaqan yahaye ma cid gaar ah ayuu u nisbeeyay. Kolay anigu maan fahmin waxa uu uga jeedo weedha ah” WAXAD MOODAA IN SEDEXDA XISBI AANAY WADA SOCON EE UCID IYO KULMIYE AY WAX GAAR AH KU WADA SOCDAAN


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured