Maxkamadda Qarammada Midoobey Oo Muddaysay Dhageysiga Dacwadda Xadaynta Badda U Dhaxaysa Soomaaliya Iyo Kenya

0
Monday October 20, 2014 - 18:55:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 918
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Qarammada Midoobey Oo Muddaysay Dhageysiga Dacwadda Xadaynta Badda U Dhaxaysa Soomaaliya Iyo Kenya

    Muqdisho(xogreebnews.com_Maxkamadda Qarammada Midoobay ee Hague ayaa 17kii October 2014, waxay faafisay Warsaxaafadeed ay ku sheegtay inay xilli u qabatay bilowga dhagaysiga Dacwadda la xidhiidha Xadaynta Badweynta Hindiya ee u dhexaysa Soomaaliya iy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_Maxkamadda Qarammada Midoobay ee Hague ayaa 17kii October 2014, waxay faafisay Warsaxaafadeed ay ku sheegtay inay xilli u qabatay bilowga dhagaysiga Dacwadda la xidhiidha Xadaynta Badweynta Hindiya ee u dhexaysa Soomaaliya iyo Kenya.. Muqdisho(xogreebnews.com_Maxkamadda Qarammada Midoobay ee Hague ayaa 17kii October 2014, waxay faafisay Warsaxaafadeed ay ku sheegtay inay xilli u qabatay bilowga dhagaysiga Dacwadda la xidhiidha Xadaynta Badweynta Hindiya ee u dhexaysa Soomaaliya iyo Kenya..Warsaxaafadeedka ayaa sheegay in Madaxweynaha Maxkamadda Hague (ICJ) uu 16kii October 2014 go’aamiyey in waqti sugan loo qabtay bilowgadiiwaan gelinta arrinta la xidhiidhaa Xadaynta dhinaca Badda ee Badweynta Hindiya ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya.Waqtigaas maxkamaddu qoondaysay ayaa ah 13 July 2015 iyo 27 May 2016 in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Kenya aymaxkamadda u gudbistaan/ka-diiwaan gashadaan wixii ay ku dacwoonayaan (Memorial) iyo dacwadda dalka kale gudbiyey wixii ay ka qabaan amakala hor tegayaan (Counter-Memorial).Warku waxa uu intaas ku daray In madaxweynaha Maxkamaddu uu qaraarkan go’aamiyey isagoo tixgelin siiyey aragtiyada qaybaha (Somalia iyoKenya) isla markaasna hab-raaca xiga ay maxkamaddu leedahay go’aan ka gaaristooda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured