Mujaahid Xasan ciise Jaamac oo Xukuumada ku Eedeeyey Falkii burco Ka dhacey

0
Friday May 17, 2013 - 08:06:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mujaahid Xasan ciise Jaamac oo Xukuumada ku Eedeeyey Falkii burco Ka dhacey

    Hargeysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha ururka mucaaridka ah ee Xaqsoor Mudane Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa wareysi uu siiyey tvga Caalamiga ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha ururka mucaaridka ah ee Xaqsoor Mudane Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa wareysi uu siiyey tvga Caalamiga ah
Mujaahid Xasan ciise Jaamac oo Xukuumada ku Eedeeyey Falkii burco Ka dhacey

Daawo Dhibaatada Tahriibka


Hargeysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha ururka mucaaridka ah ee Xaqsoor Mudane Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa wareysi uu siiyey tvga Caalamiga ah ee HCTV waxa uu ku eedeeyey in xukuumadu ku xad gudubtey shacbiga reer burco waxaanu sheegey inay qalad aheyd muwaadinkii macalinka ahaa ee xabada ay ku dhufteen ciidamada RRU ee booliska ah oo uu sheegey in ay qalad weyn sameeyeen banaaneyna in xabad hoos loogu dhigo shacbi ga masaakiinta ah ee aan waxba geysan dowladuna ay usabab aheyd falkaa foosha xumaa ee kadhacey ee uu ku dhintey muwaadinku.


Dhanka kalena waxa uu mujaahid xasan ciise jaamac ka hadley dhalinyarada reer somaliland oo marba marka ka dambeysa ka siiyaaceysa dhulka iyagoo miciinsadey tahriib waxaanu sheegey arimaha usababi waxay tahey shaqo la aan waxaaney ku dhintaan qaar iyagoon gaadhin meeshii ay usocdeen qaarna ay gaajaba udhintaan ,waxaanu ku tilmaamay in kaalintaa ay usabab yiin iyagu.

Halkan ka daawo dhibaatada tahriibka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured