Tiradda Tahriibayaal Soomaali ah oo Ku Geeriyootey Badda U Dhaxeysa Yemen Iyo Soomaaliya Oo Sii Kordheysa.

0
Sunday October 19, 2014 - 08:30:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 829
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tiradda Tahriibayaal Soomaali ah oo Ku Geeriyootey Badda U Dhaxeysa Yemen Iyo Soomaaliya Oo Sii Kordheysa.

    Sanca(xogreebnews.com_Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR, ayaa soo saartay Tiro-koobka soomaalida ku GeeriyootayBiyaha u dhexeeya Somalia iyo Yemen intii lagu gudo jirey sanadkan. Dhacdadii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sanca(xogreebnews.com_Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR, ayaa soo saartay Tiro-koobka soomaalida ku GeeriyootayBiyaha u dhexeeya Somalia iyo Yemen intii lagu gudo jirey sanadkan. Dhacdadii Sanca(xogreebnews.com_Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR, ayaa soo saartay Tiro-koobka soomaalida ku GeeriyootayBiyaha u dhexeeya Somalia iyo Yemen intii lagu gudo jirey sanadkan.Dhacdadii ugu dambaysay ayaa waxaa ku Geryooday Somali muhaajiriin ah oo donayay in ay galaan dalka Yaman 2 bishan October, waxaana geeryooday qiyaastii 64 muhaajiriin oo intoodabadan ay Somali yihiin iyo saddex shaqaale oo doonidii ay la socdeen ka ahaa darowal, sida warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxa guddiga Qaramada Midoobay ee Qaxootiga (UNHCR)lagu sheegay.UNHCR ayaa sidoo kale sheegtay in qasaarah sanadkan uu aad ubadanyahay marka loo eego sanadihii hore warbixinta waxaa ay shegeysaa in shilkii dhacay bishii June, ay ku dhinteen 62 qof halka bishii March, ay geeryoodeen 44 qof waxaa dhanka kale bishii April, iyana geeryooday 12 qof waxaana tirada wadanta guud ay ka dhigeysaa sanadkan 215 in ay dhinteen , marka dhinaca kale laga eego ,sanadihii 2011, 2012 iyo 2013 waxaana sedexdaasi sano geeryooday 179 ruux.Muhaajiriin badan oo magangalyo-doon ah ayaa dhintay iyagoo isku dayaya in ay galaan wadanka yaman iyo wadamo kale oo yurub ka tirsan,iyagoona intooda badan ka tagay dalalka geeska Africa.Dhinaca kale Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Yeman ayaa lasoo deristay xaaladdo kala duwan oo ay kamid tahay amni darrada ka jirta Yemen iyo xiliyada qaar oo ay saameyn ku yeelato dagalada dowlada iyo mucaaradka dalkaasi dhex mara.Ilaa 700-qof oo Somali ah ayaa ilaa iyo hadda iska soo diiwan geliyeen Safaaradda somalida ee dalka Yaman kuwaasoo diyaar u ah in ay dalkooda ku laabtaan.sida masuuliinta safaarada somalida ay ku warameen.Qunsulka Safaaradda Soomaaliya Axmed Sudani ayaa sheegay in mudooyinkii lasoo dhaafay ay soo bateen dadka doonaya in ay dib loogu celiyo dalka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured