Faysal Cali Waraabe Dalka Looga biqi Maayo Ee Waxaa Looga Baqayaa Siilaanyo Inta Ku Xeersan

0
Thursday May 16, 2013 - 08:11:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1113
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faysal Cali Waraabe Dalka Looga biqi Maayo Ee Waxaa Looga Baqayaa Siilaanyo Inta Ku Xeersan

    xukuumada uu hogaamiyo siilanayo ayaa waxay sida fiinta uga qaylisay kulan salaan ahaa oo uu gudoomiyaha xisbiga UCID Eng:Faysal Cali Waraabe ugu tegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xukuumada uu hogaamiyo siilanayo ayaa waxay sida fiinta uga qaylisay kulan salaan ahaa oo uu gudoomiyaha xisbiga UCID Eng:Faysal Cali Waraabe ugu tegay Faysal Cali Waraabe Dalka Looga biqi Maayo Ee Waxaa Looga Baqayaa Siilaanyo Inta Ku Xeersan
xukuumada uu hogaamiyo siilanayo ayaa waxay sida fiinta uga qaylisay kulan salaan ahaa oo uu gudoomiyaha xisbiga UCID Eng:Faysal Cali Waraabe ugu tegay madaxweyne somaliya,kulankaasi oo ahaa mid caadi ah ayaa waxay xukuumadu ku tilmaantay in faysal meel kaga dhacay xeerka somaliland uga yaalay kualamada masuuliyiinta somaliya,hadaba marka la eego kulanka salaanta ahaa ee dhex maray madaxweyanaha somaliya iyo gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID faysal Cali waraabe waxaa lagu tilmaami karaa in uu ahaa kulan caadi ah oo wax dhibaato ahi ka soo gaadhayn somaliland , sidaasi daradeed diidmada xukuumada siilaanyo ee kulankaasi wax uu ahaa mid ay xukuumadu fadhilka ay kala kulantay baqlan qaadkii ay shacabka u balan qaaday inay horur dalka gaadhiinayso oo noqday mid beenoobay ayay xukuumadu indha dadweyna ku leexinaysaa gudoomiyaha xisbiga UCID Eng:Faysal Cali Waraabe oo ah shakhsiga kaliya ee somaliland aan looga werweray halka siilaanyo iyo kooxda ku xeeran iyaga looga cabsi qabo inay dalka lu gooyaa waayo xiligan la joogo waxaa iska cad marxalada dhabta ah ee uu dalku maryo, iyada oo la og yahay heerku uu gaadhay tahriinka dhalinyaradu iyo heerka ay gaadhay qabyaaladii tan iyo markii ay xukuumada siilaanyo xilka la wareegtay isla markaana waxaa muuqata in aan ilaa hada waxba laga qaban cabashada shacabka reer somaliland. hadii ay noqon lahayd gobolada cabanaya iyo degmooyinka xaqoodii la duudsiyey, waxaasi oo dhan ayaa u baahan in wax kala qabto balse looma baahna inay maanta xukuudu ku soo meraysato gudoomiyaha xisbiga UCID ayaa la kulmay madaxweyne somaliya.

ugu danbeytii waxaan leeyahay xukuumadu maaha inay ku mashquusho ninka daacada ah ee ka fikiraya horumarka dadka iyo dalkaba , markaa ayaysan xukuumadu koba wasiir shaqdisiiba daayacay u soo dirin jawaabta faysal cali waraabe,waayo wasiirka warfaafinta ee ay xukuumadu u soo diray u jawaabida gudoomiyaha UCID waxaa fadhida oo aan shaqeyn iidaacadii uu masuulka ka ahaa markaa horta shaqdiisa ha ka soo baxo wasiirka hadlayaa, mida kale wasiirka waxaan xasuusin lahaa adiga oo kale may ahayn inaad cid u wajaabto waayo hore ayuu siilaanyo kugu xidhay tuhun ahaa inay dad la laayay aad ka danbeysay ka dibna wuu iskakaa cafiyey.
Qalinka:C/casiis Bashiir Nuu


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured