Tolaay oo Tolaay ma geyo Mujaahid Dhege-weyne in RRU ay qori madaxa kaga qabtaan

0
Thursday October 16, 2014 - 20:22:34 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tolaay oo Tolaay ma geyo Mujaahid Dhege-weyne in RRU ay qori madaxa kaga qabtaan

    Mujaahid Dhegewyne waa raggi Somaliland heeryada kaga furay hub iyo baaruude markii Cali warancade na sirta reer waqooyiga siiba ka isaaqa uu siinaayay Ahmed Suleiman Dafle. Ah iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mujaahid Dhegewyne waa raggi Somaliland heeryada kaga furay hub iyo baaruude markii Cali warancade na sirta reer waqooyiga siiba ka isaaqa uu siinaayay Ahmed Suleiman Dafle. Ah iyo Mujaahid Dhegewyne waa raggi Somaliland heeryada kaga furay hub iyo baaruude markii Cali warancade na sirta reer waqooyiga siiba ka isaaqa uu siinaayay Ahmed Suleiman Dafle. Ah iyo wah mujaahidiintii SNM nasiib daranaa oo fool xuma weynaa kolka nin Nabad Sugidii Afweyne ahaa markii siigadu dhacaysay ee samaduna qiiqday in uu maanta si hawl yari ah isagoo xil aannu xaq u lahayn haya oo wasiira uu yidhaa rasaas madaxa kaga dhufta Mujaahid dhege-weyne: Tolaay oo Tolaay halkuu joogay Cali Waracade markii magaca dhega-weyne laga cabsoon jiray … Aduun caaryaale.(Giiryaalihii fule markuu gelelef rooraayo, Rogaalkuu giraangirin ogaa gocanayaa mooyi)Marka qoom fasaqmo sida Somalida ayaa had iyo jeer waxa u taliya sab iyo inan gumeyd aan xaq u lahayn.Halkan markaan maqaal kan marinayo waan sii wadi kari waayey oo xasuus badan oo waagii SNM tii iyo sidii Dhegaweyne u soo halgamay ee uu soo dagaalamay iyo maanta oo RRU rasaas madaxa ka saartay baa isu kay qaban waayey oon anfariir ka qaaday…Dhega-weyne tolkii waa ciidamadii SNM … Ha la iska celiyo RRUAbdi Mustafeabdi_mustafe123@yahoo.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured