Beesha Gaashaan Buurta Axmed faarax Ee GAF Oo Kalsoonidii Kala Noqotay Xildhbaan Cali Mareexaan Oo Jawaano Lacaga La Dhex Ordaaya Magaalada Burco Oo Ku Duudsinaayo Degmada Baliga Diiriye Guuleed.

0
Thursday October 16, 2014 - 18:49:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 919
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beesha Gaashaan Buurta Axmed faarax Ee GAF Oo Kalsoonidii Kala Noqotay Xildhbaan Cali Mareexaan Oo Jawaano Lacaga La Dhex Ordaaya Magaalada Burco Oo Ku Duudsinaayo Degmada Baliga Diiriye Guuleed.

    Burco(xogreebnews.com_- Beesha reer biniin ee gaashaan buurta axmed faarax ayaa si rasmiya kalsoonidii ugala laabatay xildhibaan cali mareexaan oo hada burco ku sugan.Kalsoonidan beesha reer biniin ee gaashaan buurta axmed faarax GAF kala noqotay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(xogreebnews.com_- Beesha reer biniin ee gaashaan buurta axmed faarax ayaa si rasmiya kalsoonidii ugala laabatay xildhibaan cali mareexaan oo hada burco ku sugan.Kalsoonidan beesha reer biniin ee gaashaan buurta axmed faarax GAF kala noqotay Burco(xogreebnews.com_- Beesha reer biniin ee gaashaan buurta axmed faarax ayaa si rasmiya kalsoonidii ugala laabatay xildhibaan cali mareexaan oo hada burco ku sugan.Kalsoonidan beesha reer biniin ee gaashaan buurta axmed faarax GAF kala noqotay xildhibaan kooda cali mareexaan kadib markii uu maalmahnba burco la dhex ordaayay jawaan lacaga oo hargeysa looga soo xanbaariyay kaas oo uu ku doonayo inuu kukala jajabiyo beesha reer biniin oo diiday go'aan xaqdaro ahaa oo dhawan xukumada axmed siilaanyo ku riday baliga diiriye guuleed.Xildhibaan cali mareexaan Arinkan uu ku kacay ee dilaalnimada ah ayaa waxaa uu ka cadhaysiiyay dhamaan beesha reer biniin oo ixtiraam iyo wanaag u haysay markii hore lakiin hada ogaatay inuu yahay xildhibaan lagu shubo shidaalka loona adeegsado danaha gaarka ah ee lagu kala furfuraayo beesha beelah wada dega.Hore ayaa waxaa loo sheegay inuu xildhibaan cali mareexaan yahay dilaalinta ugu tunka wayn leh ee xukumada siilaanyo oo dadkale ka caban jireen lakiin aan beesha reer biniin ee gaashaan buurta axmed ee aqiinsanayn ayaa hada u cadaatay kadib markii uu duulaan ku soo qaaday dhulkoodii oo uu uga hiiliyay xukumada siilaanyo oo go'aan xaqdaro ah ku riday door bidayna shilimaad yar.isku soo wadaduuduubo falkan fooshaxun ee uu ku kacay xildhibaan cali mareeexaan ayaa waxay ku keenaysaa in beesha gaashaan buurta axmed faarax GAF gabi ahaanba aanu codkale ka heli dooniin doorashada baaralamanka ee fooda inagu soo haysa 2015.Burco xogreebnews.com Office :Somaliland


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured