Dowladda soomaaliya Oo Tiri Ciidamo Ebola Qaba Ama Kuwa Ka Socda Waddama Galbeedka Afrika Dalka Ma Iman Karaan Mana Imanayaan.

0
Thursday October 16, 2014 - 18:43:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda soomaaliya Oo Tiri Ciidamo Ebola Qaba Ama Kuwa Ka Socda Waddama Galbeedka Afrika Dalka Ma Iman Karaan Mana Imanayaan.

    Muqdisho(xogreebnews.com_Wasiirka caafimaadka Somalia Ali Mohamed Mohamud (Ali Hared) ayaa beeniyay wararka ku aadan in ciidamo kasocda wadamada Galbeedka Africa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_Wasiirka caafimaadka Somalia Ali Mohamed Mohamud (Ali Hared) ayaa beeniyay wararka ku aadan in ciidamo kasocda wadamada Galbeedka Africa Muqdisho(xogreebnews.com_Wasiirka caafimaadka Somalia Ali Mohamed Mohamud (Ali Hared) ayaa beeniyay wararka ku aadan in ciidamo kasocda wadamada Galbeedka Africa dhaca ee uu saameeyay Cudurka Ebola qaasatana wadanka Sierra Leone lakeenayo gudaha Somalia.wasiirka ayaa sheegay in uu jiro heshiis horaan ay wada gaareen dowlada Somalia iyo Midowga Africa howlgalkooda Somalia kaa oo ku qotomay in ciidamo Galbeedka Africa kasocda aan lageenin Somalia madama wadamadaasi uu kudhuftay cudurkan dilaaga ah .“Waxaan kala kulanay madaxda AMISOM arimahan Ebola waxaana saxiixanay inaan Somalia lageenin ciidamo kasocda wadamadan Ebola uu saameeyay”. Ali Hareed ayaa sidaa qadka telephonka ugu sheegay wargeyska New vision .Wuxuu hadalkiisa kusii daray wasiirka caafimaadka Somalia in isaga masuuliyad ay kasaarantahay arimaha caafimaadka dalka iyo dadkaba marnaba uusan ogolaan doonin wax caafimaadka dalka wax udhibaya.Wakaalado caalami ah ayaa qoraye isbuucan gudihiisa in ciidamo gaaraya 800 oo sierra leone kasocda oo heegan ugu jiray Somalia in lakeeno mid kamid ah askartaasi laga helay cudurka Ebola,balse dowlada Sierra Leone ayaa beenisa in askarikaasi uu cudurka qaadsiiyay askartii kale ee diyaarka u ahaa in Somalia lakeenoxogreebnews.com-office Muqdisho



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured