Dhalinyarada Beesha Gunbuur Ee Habaryoonis Oo Wasiirka Arimaha Gudaha Ugu Baaqday In Xoriyadiisa Degdeg Loogu Soo Celiyo Xoghayaha Gobolka Daadmadheedh Oo Xabsiga Loo Taxaabay

0
Wednesday October 15, 2014 - 16:23:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1022
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyarada Beesha Gunbuur Ee Habaryoonis Oo Wasiirka Arimaha Gudaha Ugu Baaqday In Xoriyadiisa Degdeg Loogu Soo Celiyo Xoghayaha Gobolka Daadmadheedh Oo Xabsiga Loo Taxaabay

    Hargeysa( xogreebnews.com_Dhalinyarada Beesha Gunbuur Ee Habaryoonis ayaa Wasiirka Arimaha Gudaha ugu baaqday in xoriyadiisa degdeg loogu soo celiyo Xoghayaha Gobolka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa( xogreebnews.com_Dhalinyarada Beesha Gunbuur Ee Habaryoonis ayaa Wasiirka Arimaha Gudaha ugu baaqday in xoriyadiisa degdeg loogu soo celiyo Xoghayaha Gobolka Hargeysa( xogreebnews.com_Dhalinyarada Beesha Gunbuur Ee Habaryoonis ayaa Wasiirka Arimaha Gudaha ugu baaqday in xoriyadiisa degdeg loogu soo celiyo Xoghayaha Gobolka Daadmadheedh oo Xabsiga loo taxaabay ,Baaq mugle oo ay dhalinyaradaasi kasoo saareen Magaalada Hargeysa ayaa waxa uu u dhignaa sidan :-Anago ah dhalinyarada besha (gumbuur) Waxaanu siwayn u cambaareynayna xadhiga sharci daroda ah ee loo geystay xoghayaha Gobol ka Daadmadheedh, Mudane Abdisalan Mohamed jamac (SALO) oo malintii labad Si sharci daro ah ugu xidhan xabsiga Oodwayne, Arinkaas oo aanu u aragno in uu yahay mid wax yeelo wayn u geysanaya wada jirka Beelaha wada degan gobol ka, Iyado beesha uu kaso jeedo xoghayuhu ay saluugsaneyd saami qaybsiga ay ku leeyihin gobolka.Iyada oo ay Taasi jirto hadana waxa u sii raacay kursigi qudha ee ay beeshu ku lahayd gobolka Oodweyne in loola dhaqmay masuulki hayey si ka baxsan milgaha Iyo karaamadii uu ku lahaa xoghayuhu gobolka. Hadaba anagoo ah dhaliyarada beesha Gumbuur waxaanu ku eedayneynaa in ay ka dambeeyaan masuuliyiin u heshiiyay in ay ka takhaluusan xoghayaha, una maleegayeen shirqoolo siyaasadeysan i yada oo ay lugta ugu wayn ku leeyihin masuuliyin isku hayb ah oo kaso jeeda gobolka Daadmadheedh oo uu hor kacayo wasiir ku xigeen ka Ganacsiga Mudane Bashiir Abdi Hariir, isaga oo u adeegsanaya badhasaab ku xigeenka, Taliyaha qaybta Iyo Mayarka dagmada, hadaba Anagu waxanu soo jeedinaynaa in Wasiirka Arimaha Gudaha Mudane Ali Mahamed Warancade uu si dhaqso ah arinkan wax uga qabto una sooceliyo xoriyadiisi, hadi kale beeshu waxay qaadi doonta talaabo kasta oo la gudboon, wabilahi towfiiq.!!xogreebnews.com office Hargeisa/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured