Fadeexad soo food saartay wasiirka arrimaha Gudaha oo aanay tallo faraha ugu jirin,madaxtooyadda ku amartay in aanay mucaaridku Goboladda ka olooleyn+maayero uu amar siiyeey oo waxba ka qaban kari la"

0
Wednesday October 15, 2014 - 16:18:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 786
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadeexad soo food saartay wasiirka arrimaha Gudaha oo aanay tallo faraha ugu jirin,madaxtooyadda ku amartay in aanay mucaaridku Goboladda ka olooleyn+maayero uu amar siiyeey oo waxba ka qaban kari la"

    Hargeisa(xogreebnews.com_Wasiirka Daakhiliga Oo Bilaabay Inuu Mucaaridad Ku Kiciyo Maayaro Ka Biyo Diiday Qorshe Uu Doonayo Inuu Kula Wareego Kabkii Dawladaha Hoose

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Wasiirka Daakhiliga Oo Bilaabay Inuu Mucaaridad Ku Kiciyo Maayaro Ka Biyo Diiday Qorshe Uu Doonayo Inuu Kula Wareego Kabkii Dawladaha Hoose Hargeisa(xogreebnews.com_Wasiirka Daakhiliga Oo Bilaabay Inuu Mucaaridad Ku Kiciyo Maayaro Ka Biyo Diiday Qorshe Uu Doonayo Inuu Kula Wareego Kabkii Dawladaha HooseCali Warancadde Oo Gelinkii dambe ee Maanta Wasaaradiisa Shir UguQabtay Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka HargeysaHargeysa — Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Cali MaxamedWarrancadde, ayaa shalay gelinkii dambe xafiiskiisa wasaaraddaArrimaha Gudaha ee Hargeysa shir ugu qabtay xildhibaano ka tirsangolaha Deegaanka Hargeysa.Shirkan oo sida la sheegay ahaa mid qarsoodi ah, ayaan la ogeyn waxauu salka ku hayay, hase yeesee ilo ku dhowdhow qaar ka midxildhibaanadii uu la shiray Warrancadde oo tiradooda lagu qiyaasayilaa siddeed xildhibaan, ayaa tibaaxay in shirkani qayb ka yahay ololeuu wasiirku ku doonayo inuu duufaano ku kiciyo Maayarka iyo Maayarku-xigeenka caasimadda Somaliland ee Hargeysa.Ololahan ayaa sida warar kale ay tibaaxayaan salka ku haya awoodmaroorsi sida la sheegay uu wasiir Warrancadde ku doonayo inuudhammaan Maayarada iyo ku-xigeenada dalka oo dhan uu isagu toos uamro, isla markaana ay u hoggaansamaan amaradiisa oo sida la rumaysanyahay noqonaya kuwo ka baxsan wada shaqaynta maamul ee u dhaxaysawasaaradda Daakhiliga iyo Goleyaasha Deeganada dalka ee sharciyadadalku jidaysay.Sidoo kale waxay wararkani tibaaxayaan in wasiirka Daakhiliga oo ayinta badan maayarada magaalooyinka dalka isku khilaafeen kabkiidawladaha hoose ee sannadkan oo uu gebi ahaanba xisaab gaar ah kagashubtay, isla markaana sheegay inuu ku qabanayo diiwaangelintamadaniga ah, uu wakhtigana wasiirku qorshaynayo, isla markaana si gaarah dawladaha hoose ee Hargeysa iyo Burco ugu wargeliyay in kabkadawladaha hoose ee labadaas magaalo ugu jira Miisaaniyadda sannadkan2015, ay wasaaradda Daakhiligu la wareegi doonto, isla markaana lagufulin doono qorsheyaal aanu weli si toos ah u shaacin, taasina aykeentay inay maamulada goleyaasha deegaanka ee Hargeysa iyo Burcogaashaanka ku dhuftaan, maadaama mashaariicdii horumarineed ee ay uguweynaayeen kuwa dhismaha waddooyinku u hirgeli waayeen kadib markiikabkii ay dawladda dhexe ka heli lahaayeen ee lagu fulin lahaamashaariicdaas oo wasiirka Daakhiliga kala wareegay, sidaas darteednaay qorshaha mar kale ugu dareen mashaariicdaasi inay ku fuliyaan kabkaay sannadka dambe ka helayaan dawladda dhexe. Hase yeeshee,Warrancadde ayaa u muuqda mid qorshaystay in gebi ahaanba kabkadawladda hoose ay dhacdo xisaabtiisa, noqotan wax uu isagu maamusho.Caasimadda Hargeysa oo iyadu ah magaalada ugu weyn dalka, islamarkaana ugu baahida badan dhinacyada mashaariicda horumarintawaddooyinka, ayay tibaaxo laga helay ilo ku dhowdhow wasiirkaDaakhiligu sheegayaan inuu Cali Warrancadde ka cabsi qabo inuumaamulkeeda deegaanku ku gacan-saydho qorshihiisa, taasina ay keentoin maamulada degmooyinka kalena si la mid ah u diidaan qorshahaas,sidaas darteedna uu Warrancadde isku dayayo inuu u sii gogol xaadhomeelmarinta qorshihiisa uu kula wareegayo kababka dawladaha hoose kaheli jireen dawladda dhexe, xataa haddii ay taasi kelifayso inuuxildhibaanada goleyaasha deegaanka degmooyinka waaweyn ka horkeenomaayaradooda iyo ku-xigeenadooda.Waxa kale oo ay warar kale sheegayaan in Warrancadde shirka uugelinkii dambe maanta wasaaradda Daakhiliga kula yeeshay Xildhibaanogolaha deeganka Hargeysa ah uu kala hadlay sidii Golaha Wakiiladalooga ololeyn lahaa in la horgeeyo mooshin lagu dalbanayo wax ka bedellagu sameeyo xeerka ismaamulka degmooyinka, iyadoo uu si gaar ah ubartilmaameedsanayo in qodobka coddeynta xil-ka-qaadista Maayarada iyoku-xigeenadooda laga dhigo cod hal-dheeri ah, halka uu hadda xeerkudhigayo saddex meeloodow laba meelood ay isku raacdo (two third).Xukuumadda Axmed Siillaanyo ee xisbiga KULMIYE, muddo-xileedkeeda waxauga hadhsan wax ka yar sannad, iyadoo wakhtigana ku hawlan sidii aydalka uga qaban lahayd sannadka soo socda doorashooyinka Madaxtooyadaiyo Baarlamaanka muddo-dhaafka, ayaa la odhan karaa waxay tallaabadanwasiir Warrancadde oo la rumaysan yahay inay kelidii ku kooban tahay,ay ku kiciso xukuumadda iyo xisbul-xaakimkeedaba duufaano siyaasadeedoo aan la ogeyn waxa ay kala kulmi doonto, iyadoo looga fadhiyoxukuumadda Axmed Siillaanyo iyo goleyaasha deegaanada ee uu xisbigeeduhoggaaminayo inay muddada sannadka ka yar ee xilka uga hadhay siilaban-laabaan waxqabadkooda, gaar ahaan wax ka qabashada adeegyadabulshada ee ay ugu waaweyn yihiin waddooyinka, biyaha, caafimaadka,bilicda, iwm, balse waxaan la saaaalin karin halka uu furi doonogeediga uu Wasiir Warran-cadde keligii awrka ugu heeryaystay.Cali Warrancadde oo ka mid ahaa Kaadiriyiintii ugu waaweynayd xisbigiiUDUB ee xisbul-xaakimka KULMIYE ka guulaystay doorashaddiiMadaxtooyada ee ugu dambaysay, kaas oo markii UDUB baaba’day ku biirayxisbiga Mucaaridka ee Waddani, kana mid noqday xubnihiisa ugumiisaanka culus, ayaa mar kaliya u wareegay xisbiga KULMIYE, kadibmarkii Madaxweyne Axmed Siillaanyo uu u dhiibay xilka wasiirkaDaakhiliga.xogreebnews.com-office Hargeisa/somaliland


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured