Ciidamada Sierre Leone oo la geyn lahaa Kismaayo oo laga heley cudurka Ebola Halista ciidamadda shisheeye.

0
Tuesday October 14, 2014 - 19:48:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 814
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Sierre Leone oo la geyn lahaa Kismaayo oo laga heley cudurka Ebola Halista ciidamadda shisheeye.

    Kismaayo(xogreebnews.com_Wararka hadda soo dhacaya waxa ay sheegayaan in illaa 800 askari oo ka socda Sierre Leone oo la geyn lahaa magaalada Kismaayo si ay badalaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kismaayo(xogreebnews.com_Wararka hadda soo dhacaya waxa ay sheegayaan in illaa 800 askari oo ka socda Sierre Leone oo la geyn lahaa magaalada Kismaayo si ay badalaan Kismaayo(xogreebnews.com_Wararka hadda soo dhacaya waxa ay sheegayaan in illaa 800 askari oo ka socda Sierre Leone oo la geyn lahaa magaalada Kismaayo si ay badalaan ciidamada halkaasi ka jooga ayaa la galiyey karantiil kadib markii mid ka mid ah askarta laga heley cudurka Ebola.Sierre Leone ayaa waxa ay dhawaan codsatay in la badalado ciidamada ka jooga Soomaaliya, laguna badalo kuwa cusub oo la diyaariyey, islamarkaasina cudurka Ebola aanan qabin.Colonel Michael Samoura oo u hadlay militariga dalkaasi ayaa sheegey in askariga laga heley cudurka uu cudurka haleeley kadib markii uu xerada banaankeeda oga baxay isaga oo aanan heysanin wax ogolaansho ah.Haatan waxaa laga baqayaa in ciidamada intooda kale uu ninkani cudurka qaadsiiyey.Kismaayo xogreebnews.com officeIidil cali Jaamac


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured