Tanaasulka Madaxweynuhuu Maaha Wax Laala-yaabo Ee Waxaa Layaab-leh Musharax-nimadiisa?

0
Tuesday October 14, 2014 - 16:35:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 848
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tanaasulka Madaxweynuhuu Maaha Wax Laala-yaabo Ee Waxaa Layaab-leh Musharax-nimadiisa?

    Haregisa(xogreebnews.com_Waxaa maalmahan kusoo baxaayeey warbaahinta dalka,inuu madaxweyne siilaanyo ka tanaasuley,musharaxnimadiisii xisbiga Kulmiye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haregisa(xogreebnews.com_Waxaa maalmahan kusoo baxaayeey warbaahinta dalka,inuu madaxweyne siilaanyo ka tanaasuley,musharaxnimadiisii xisbiga Kulmiye.

Haregisa(xogreebnews.com_Waxaa maalmahan kusoo baxaayeey warbaahinta dalka,inuu madaxweyne siilaanyo ka tanaasuley,musharaxnimadiisii xisbiga Kulmiye. Waxaa ay uu muuqaataa inay arrintaasi,jirto.balse uu madaxweynuhuu ku sheegay sii faq ah oo qarsoodiyaa,maaha runtii wax laala yaabo, ee waa wadaada keliya ee u furan ee uu ku bad-baadin karaayo sharaftiisa iyo karaamadiisa.

Waana wadaada keliya ee uu ku bad-baadin karaayo midnimada xisbiga Kulmiye, musharaxnimada xisbiga Kulmiye,waxaa ay saameyn toogan ku leedahay masiir iyo mustaqbalka siyaasadeed ee beesha Subeer Awal. Sidaas darteed Beesha Subeer Awal waxaa ay u taagan tahay, musharaxnimada xisbiga kulmiye maadaama oo ay xaq u leedahay.

Tanaasulkii Gudoomiyaha xisbig Kulmiye maaha macnaheeddu maaha inay Beesha Subeer Awal ka tanaasushay,musharaxnimaddi xisbiga Kulmiye.

Beesha Subeer Awal waxaa ay madaxa-ku siidey madaxweyne siilaanyo muddo saddex iyo toban sanno ah.waxaa layaab iyo af-kala qaad noqotay, markii uu madaxweyne siilaanyo yidhii,maantana aniga ayaa musharax ah. Oo macnaheeddu yahay,dhulkaba ha i dhigina muddo sideed iyo toban sanno ah.

Hadaba aad ayaan usoo dhoweynayaa haddi uu madaxweyne siilaanyo kasoo noqday damaciisii aan ku salleysneyn,cadaaladda iyo dimuquraadiyadda iyo wax wadaa lahaan-shaha, waxaan kulaa tallinayaa madaxweynaha qaranka Somaliland,in aannu ka noqoniin,tanaasulkiisan oo ku qotomma waxaa uu xaqqa uu leeyahay looguna leeyahay.

WAA BILLAAHI TAW-FIIQ

Qaalinkii

Siyaasi Cismaan Yuusuf Xuseen (Siyaasi cismaan fiirix-fiirix)

Tell:063-4419343

Hargeisa/ Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured