Badhasaabka Gobolka Gabiley oo xabsiga u taxaabay mustafe sh abiib xadhigiisabakar xuseen oo kamida haldoorka kulmiye ee wajaale iyo dareenada kadhashay

0
Tuesday October 14, 2014 - 16:23:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 823
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaabka Gobolka Gabiley oo xabsiga u taxaabay mustafe sh abiib xadhigiisabakar xuseen oo kamida haldoorka kulmiye ee wajaale iyo dareenada kadhashay

    Gabiley(xogreebnews.com_Badhasaabka gobolka gabiley mustafe shine ayaa amar ku bixiyey in lasoo xidho mustafe sheikh abiibakar xuseen oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabiley(xogreebnews.com_Badhasaabka gobolka gabiley mustafe shine ayaa amar ku bixiyey in lasoo xidho mustafe sheikh abiibakar xuseen oo Gabiley(xogreebnews.com_Badhasaabka gobolka gabiley mustafe shine ayaa amar ku bixiyey in lasoo xidho mustafe sheikh abiibakar xuseen oo kamida haldoorka xisbulxakimka kulmiye ee Gobolka Gabiley isla markaana ah xubnaha ugu firfircoon Degmada Togwajaale amarkan xadhigaasi oo aan rabnay inaan wax ka ogaano sababaha looxiday ayaanay noo suuragalin inaanay naga qabtaan telefoonka Badhasaabka Gobolka Gabiley iyo Taliyaha Qayta balse mar,aan khadka tele foonka kula xidhiidhnay Taliyaha saldhiga booliska Degmada Togwajaale Cabdi cabdilaahi madar ( Hoosujeed) oo uxaqiijiyey warbaahinta madaxa banana ee kahawgasha Gobolka wuxuu u xaqiijiyey in laxidhay mustafe sh abiibakar xuseen shegayna inuu bixiyey amarka lagusoo xidhay Badhasaabka iyo Taliyaha Qaybta isaga oo shegay inuu wax kaqoray Badhasaabka Gobolka Gabiley mustafe cabdi shine kuna xidhan yahay hada saldhiga dhexe ee Gabiley halkaasna uu kuwareejiyey kaganayimid sikastaba ha ,ahaatee mustafee sheikh abiibakar xuseen oo kamida haldoorka Degmada Tog wajaale oo lagu yaqaan cad cadaan aragtidiisa iyo fikirkiisana aan lagaban markasta iyo goorkasta kusoo bandhiga warbaahinta madaxa banana isaga oo leh aragti dheer maaha markii uugu horaysay oo uu xidho badhasaab balse waxaa xore dhawrjeer uxidhay mamuladii soo maray Gabiley iyada oo Degmo ah iyo Badhasaabkii hore yuusuf ibraahin GEEDI markii ay u adkaysan kariwaayeen maqaalo uu wax kaga qorayo isaga oo markasta warbaahinta usoo tabiya hadba waaqica iyo siyaasada taagan iyo marxalada Gobolka Gabiley marayo mustafe sheikh abiibakar xuseen oo kamida raga ugu cadcad degmada Togwajaale ayaa todobaadkan mar ay kulan laqaateen badhasaabka Gobolka isaga oo ku sugan magaalada Togwajaale una joogay xalinta khilaaf ba,aan oo dhexmaray iskaashatada Gaadiidleyda LIIBAAB waxa uu ku wargaliyey badhasaabka in xisbigii kulmiye uu dunsanyahay loona baahanyahay in boodhka laga tumo hadii ay arintaasidhici waydo inay u qorshaysantahay in ay kahayaamaan kana digarogtaan kuna biiraan iyagoo matalaya xafiiskii kulmiye e wajaale UCID waxakale oo uu usheegay inay laxidhiidheen musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID AQoonyahan Jamaal CALI XUSEEN inuu imana doono laba week kadib sikastaba ha ahaatee waxa loo aanaynaya xadhigan mustafe in uu xidhiid la leeyahay abaabulka iyo kaambaynka ay uugu jireen Garabka dhaliyarada xisbiga kulmiye inay ku biiraan xisbiga cadaalada iyo Daryeelka UCID arintaasi oo ay ka hortagayaan masuuliyiinta gobolku inta aanay dhicin iyada oo wakhti xaadirkan uu kujiro Gobolku waxkti xaasasi ah masuulintana aylasoo daristay jaahwareer siyaasadeed mudaharaado rabshado wata dadna ku dhinteen dhalinyaro faro badana lagu dhaawacay halka qaarbadana xabsiyada lootaxaabay hadaba su ,aashu waxay tahay xadhi dad laxidhaa xalmakeeni karaa?Jawaabtu waxaytahay in lakasbado dadka uu aan lagusamayn cagajuglay xidhis xadadaad iyo ku xadgudub hadii ay arintani sidaas kusii socoto oo ananay masuuliyiinta gobolku anay kasban dadka xalsiyaasadeedna aanay kiinin waxa lumu doonta kalsoonidii lagaqabay kulmiye iyo madaxweyne siilaanyo waxanaa bilaabmi doona jidkii daahir riyaale xukunka lagaga tuuray dadkuna manta Qori qaadan maayaane cod ayey wax ku badalayaan hadaba waxaan qoraalkaygan kusoo Gun aanadayaa Masuuliyiinta Gobolka Gabilayoow maskadiinu ha shaqaysoMaxamed Cabdilaahi Qomobor TogwajaaleTellphone 00252634177785


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured