DAAWO xogreeb Tv: Madaxweynaha Somaliya Oo Si Kulul U Cambaareeyay Qarixii Xalay Lala Beegsaday Oroma Coffee Ee Dadka Badani Ku Dhinteen

0
Monday October 13, 2014 - 19:36:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 829
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO xogreeb Tv: Madaxweynaha Somaliya Oo Si Kulul U Cambaareeyay Qarixii Xalay Lala Beegsaday Oroma Coffee Ee Dadka Badani Ku Dhinteen

    Muqdisho(xogreebnews.com_ Madaxweynaha Dowlada Federalka Somalia Xassan Sheikh Maxamud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarki ay xalay ka fuliyeen kooxda Al shabaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_ Madaxweynaha Dowlada Federalka Somalia Xassan Sheikh Maxamud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarki ay xalay ka fuliyeen kooxda Al shabaab
Muqdisho(xogreebnews.com_ Madaxweynaha Dowlada Federalka Somalia Xassan Sheikh Maxamud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarki ay xalay ka fuliyeen kooxda Al shabaab baarka Oroma Coffee ee Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa hadalkaas jeediyay xili uu qadbad ka jeedinaayay munasabada maalinta calanka oo muqdisho lagu qabtay.
Qaraxa ayaa waxa uu ka dhashay Gaadhi nooca raaxada ah oo laga soo buuxiyay walxaha Qarxa waxaana la sheegayaa in Qaraxaasi ay ku dhinteen dad kor u dhaafayo ilaa 13-ruux, halka dhaawacana uu kor u dhaafayo ilaa 18-ruux oo kuwada sugnaa gudaha iyo banaanka Baar Oromo Kafey oo ah goob laga cabo Kafeyga iyo raashiinka fud-fudud.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured