Danjire Nicholas Kay oo Garowe Gaaray ujeedaada u socdo,

0
Monday October 13, 2014 - 19:31:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 760
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Danjire Nicholas Kay oo Garowe Gaaray ujeedaada u socdo,

    Garoowe(xogreebnews.com_Wakiilka gaar ah Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa goor dhowayd soo gaaray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoowe(xogreebnews.com_Wakiilka gaar ah Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa goor dhowayd soo gaaray Garoowe(xogreebnews.com_Wakiilka gaar ah Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa goor dhowayd soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland.Wasiirka amniga dowlada Puntland Xasan Cismaan Maxamuud Aloore, iyo mas’uuliyiin kale oo katirsan dowlada Puntland ayaa safiirka kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe.Danjire Nicholas Kay ayaa ka qeyb galidoono hishiiska lagusoo gunaanadayo wada xaajoodka u dhexeeya dowladda Puntland iyo dowlada federalka Soomaaliya oo lagu wado in caawo lasoo afmeero.Horey waxaa maanta u yimid Garoowe wakiilka urur goboleedka Igad ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey oo isna qeyb ka ah wafuuda beesha caalamka ee goob jooga ka noqondoona hishiiska ay wada gaaraan labada dhinac.Madaxwyenaha dowlada Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas iyo reysal wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo iyuguna maanta ku sugnaa magaalada Qardho ayaa goor dhow lagu wadaa inay soo gaaraan magaalada Garoowe si ay hishiiska uga qeyb galaan.xogreebnews.com-office Garoowe


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured