Meydadka dad hor leh oo hadda laga soo saarey maqaayadii xalay qaraxu ka dhacay

0
Monday October 13, 2014 - 19:05:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 858
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Meydadka dad hor leh oo hadda laga soo saarey maqaayadii xalay qaraxu ka dhacay

    Kismaayo(xogreebnews.com_Ilaa 6 Ruux oo Meydad ah ayaa maanta laga helay Maqaayadii Xalay uu ka dhacay Qaraxa ee Wadada Maka Al-mukaramma ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kismaayo(xogreebnews.com_Ilaa 6 Ruux oo Meydad ah ayaa maanta laga helay Maqaayadii Xalay uu ka dhacay Qaraxa ee Wadada Maka Al-mukaramma ee Magaalada Muqdisho.
Kismaayo(xogreebnews.com_Ilaa 6 Ruux oo Meydad ah ayaa maanta laga helay Maqaayadii Xalay uu ka dhacay Qaraxa ee Wadada Maka Al-mukaramma ee Magaalada Muqdisho.
Meydadka ayaa kala ahaa Saddex Caruur ah,Labo Haween ah iyo Wiil dhalinyaro ah sida uu warbaahinta u sheegay Gudoomiyaha Degmada Holwadaag Axmed Nuur Cali Siyaad.
Axmed Nuur Cali Siyaad ayaa sheegay in Dadka uu ku jiro Nin Dhalinyaro ah islamarkaan uu ku dhagan yahay Digsiga Baabuurta oo Saraakiisha Miino baarista ay ku howlan yihiin.
“Dadkii meydadka ahaa waxaan geeynay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho si ay Ehelkooda u Aqoonsadaan.
Meydadka maanta laga helay Maqaaxidii Xalay Qaraxa uu ka dhacay ayaa Dhimashada ka dhigaya 22 Ruux,iyadoona ay dhici karto in ay jiraan Dad kale oo Isbitaalada ay ku geeriyoodaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured