Beelaha Jibriil Yoonis ee G/Awdal oo cambaareeyay warar deel qaaf ah oo ka been sheegayay masiirka siyaasadeed ee beelaha oo dhawaan la baahiyay

0
Monday October 13, 2014 - 19:04:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 823
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beelaha Jibriil Yoonis ee G/Awdal oo cambaareeyay warar deel qaaf ah oo ka been sheegayay masiirka siyaasadeed ee beelaha oo dhawaan la baahiyay

    Boorama(xogreebnews.com_ Bayaankan cambayraynta ah oo ay maanta soo saareen salaaiinta, waxgaradka iyo dhalinyarada beelaha Jibriil Yoonis ee gobolk Awdal ayaa waxa ay ku cambaareeyeen war ay ku tilmaameen been abuur oo lagu daabacay shabakadaha iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boorama(xogreebnews.com_ Bayaankan cambayraynta ah oo ay maanta soo saareen salaaiinta, waxgaradka iyo dhalinyarada beelaha Jibriil Yoonis ee gobolk Awdal ayaa waxa ay ku cambaareeyeen war ay ku tilmaameen been abuur oo lagu daabacay shabakadaha iyo Boorama(xogreebnews.com_ Bayaankan cambayraynta ah oo ay maanta soo saareen salaaiinta, waxgaradka iyo dhalinyarada beelaha Jibriil Yoonis ee gobolk Awdal ayaa waxa ay ku cambaareeyeen war ay ku tilmaameen been abuur oo lagu daabacay shabakadaha iyo joornaalada maxaliga ah qaarkood. Qormadaas been abuurka ah ayaa waxa ay ka been sheegaysay masiirka siyaasaded ee beelaha J/Yoonis. Bayaankan Cambaaraynta ah ayaa u qornaa sidan:Waxa aan aad uga xunahay in laga been abuuro beelaha J/Yoonis isla markaana lagu tilmaamo kuwo masiirkooda siyaasadeed lagu go’aamiyo qoraal been abuur ah oo ay qoreen dad aanan samaha ehel u ahayn isla markaana ujeedadoodu ahayd inay abuuraan muran iyo tuhun soo kala dhex gala beelaha.Waxa aan cambaaraynaynaa qormooyinkaasi lagu qoray bogaha warbaahinta ee aan soo sheegnay, waxana aan leenahay gabi ahaanba waa mid aan waxba ka jirin oo majaro habaabinaya rabitaanka beelaha iyo mustaqbalkooda siyaasadeed iyo hormarka iyo wadaniyada dhaqanka u ah beelaha J/Yoonis.Waxa aan sidoo kale cambaaraynaynaa tifaqyo-tir la’aanta warka been abuurka ah ee lagaga been sheegay beesha kaasi oo ay ka dhex muuqdeen in meel lagaga dhacay duqayda dhaqanka ee beelaha, isla markaana gaf kale oo wayn oo ku jiray uu ahaa in qoraalkaas lagu soo saaray magacda AHUN, cuqaal aan maanta noolayn, waxana ay taasi daliil cad u tahay in qoraalkan ay baahiyeen dad aanan aqoon u lahayn beelaha, isla markaana dano gaar ah oo isku dirnimo iyo kala kaxayn ah la damacsanaa beelaha J/Yoonis.Waxa aan mar kale u sheegaynaa masuuliyiinta ka madaxda ah baraha warbaahinta ee aan soo sheegnay inay ka waantoobaan been abuurka, isla markaana ka saaraan warka beelahan khuseeya ee been abuurka ah barahooda, sidoo kalena ay ka bixiyaan raaligalin,Waxa ay beelaha J/Yoonis qirsan yihiin ahmiyada uu leeyahay ku dhaqanka sharciga iyo kala dambaynta ka jirta dalka, sidaasi aawadeed, waxa aan sheegaynaa inay naga go’an tahay inaan sharciga la tiigsano cid walba oo ka masuul ahayd maqaaladaasi been abuurka , meel ka dhaca iyo deel qaafka ah ee lagaga been sheegay gabi ahaanba beelaha J/Yoonis.Magacda ku saxeexnaa bayaanka:-Suldaan Cabdi salaan Maxamed Guray·2 Suldaan Xasan Xaddi

3· Cheif Caaqil Barkhad Geeddi Faahiye
3· Caaqil Daahir Obsiiye
4· Caaqil Xasan Maydhane
5· Caaqil Jibriil Aw Siciid
6· Caaqil Meecaad Carraale
7· Caaqil Cabdi Cabdilaahi Qayaad
8· Caaqil Cilmi Cabdi Caddawe
9· Abibakar Siciid Cali
10· Mudane Xuseen Cawaale
11· Faarax Cumar Jibriil
12·Ibraahim Cilmi Boon
13· Xuseen Cige Guuled
14· Cali Daahir Cabdi
15· Cabdiraxmaan Farax diriwaal
16· Mustafe Miicaad Allale
17· Xasan Nuur Allaale
17· Yuusuf Bashiir Maxmuud
18· Axmad Maxamud Kayd
19· Maxamud Awcali Jibiil
20 Maxamed Rashiid Cige
·21 Rashiid Cabdale Saalax
22· Nuur Xiis Ducaale
23· Maxamed Cilmi Axmed
24· Siciid Cabdi Guray
25· Maxamed Guray Jaamac
26· Xasan Xadi Axmed
27· Mustafe Nuur Timacade28· Cabdale Farataag29· Axmed Muxumed Sacad30· Maxamud Cumar Sheekh Ibraahim31· Dr. Mooge Urdoox32· Cumar Jamac Oday
33· Cabdirasaaq Mawliid Cali
34· Sheikh Cilmi Faraax Rooble


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured