Haweeney Xiskeedu Dhiman yahay Oo Lagu Hayo Ceerigaabo Oo Cid Garata La Baafinayo

0
Sunday October 12, 2014 - 19:12:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 826
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweeney Xiskeedu Dhiman yahay Oo Lagu Hayo Ceerigaabo Oo Cid Garata La Baafinayo

    Ceerigaabo(Xogreebnews.com_ Haweeney xiskeeda xagga maskaxda dhiman yahay ayaa muddooyinkan ugu danbeeyey lagu hayey magaalada Ceerigaabo kaddib

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceerigaabo(Xogreebnews.com_ Haweeney xiskeeda xagga maskaxda dhiman yahay ayaa muddooyinkan ugu danbeeyey lagu hayey magaalada Ceerigaabo kaddib Ceerigaabo(Xogreebnews.com_ Haweeney xiskeeda xagga maskaxda dhiman yahay ayaa muddooyinkan ugu danbeeyey lagu hayey magaalada Ceerigaabo kaddibmarkii laga qabtay iyadoo lugaynaysa degaannada soolasha miyiga jahadabari ka xiga magaalada Ceerigaabo.Sheekh-Siciid Axmed Xaashi oo culimada magaalada Ceerigaabo ka mid ahislamarkaasna deggan guriga haweeneydan xiskeedu dhiman yahay oo aannubooqannay ayaa isagoo ka warramaya haweeneydan wuxu yidhi “Gabadhanxanuunsanaysa oo muddo ku dhow laba bilood aannu halkan ku hayneymarkii horena dad muslimiin ahi kazoo qabteen miyi fog oo barigaCeerigaabo ah hadalkeeduna kolley dadka Burco ilaa Hargeysa u egyahay Waxannu cid kastoo aragta baafintan ugu baaqaynaa inay ugu soohagaagaan Ceerigaabo”.

Sheikh-Xuseen Jalibaax iyo Sheekh-Cali Dhiillood Cabdi oo ka mid ahCulimada guddida Tabarrucaadka iyo Taakulaynta Masaakiinta gobolkaSanaag oo iyaguna goobta ku sugnaa ayaa iyaguna dhinocooda cid kastoomuuqaalkan/baafintan aragta waxay ugu baaqeen in laga taakuleeyoduruufaha shakhsiyeed ee ku gedaaman haweeneydan oo ay ugu weyn yihiinsidii ehelkeedii loola raadin lahaa iyo sidii baahida ay qabto loogataageeri lahaa Iyadoo wixii faahfaahin dheeraad ahna lagala sooxidhiidhayo telefoonnadan kala ah (00 252 634325420/00 252907776254/00 252 907722355/00 252 634475343).Dhinaca kalena haweeneydan oo wejigeeda laga daalacan karo diifta iyodiihaalka dhibta badan ee ay soo martay iyo duruufaha baahiyeed ee ayla deriska tahay ayaanay haddana xiskeeda xagga maskaxda ee dhimanawgeed si sax ah u sheegi karayn Magaceeda iyo meesha ay ka timid iyoEheladeeda iwm toonna.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured